Category: Wararka

1 1,651 1,652 1,653 1,654 1,655 2,819 19836 / 33825 POSTS
Guddiga dib u habaynta gobolka Mudug maxay ka badali karaan xaalada gobolka (dhegayso)

Guddiga dib u habaynta gobolka Mudug maxay ka badali karaan xaalada gobolka (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa inta uusan uamba bixin dalka Shiinaha waxa uu magacaabay guddiga dib u habaynta Hay,adaha dowladda e [...]
Faah faahin: Duqeyn ka dhacday gobolka Bari oo lagu dilay xubno katirsan Al-shabaab

Faah faahin: Duqeyn ka dhacday gobolka Bari oo lagu dilay xubno katirsan Al-shabaab

War qoraal ah oo lagu daabacay barta Twitter-ka ee ciidamada AFRICOM ayaa lagu sheegay in 3 xubnood oo Shabaab ah lagu dilay weerarkan ka dhacay buura [...]
Dowladda Holland oo aqoonsatay Baasaboorka Shaqada iyo Diblomaasiga ee Soomaaliy

Dowladda Holland oo aqoonsatay Baasaboorka Shaqada iyo Diblomaasiga ee Soomaaliy

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Faqi ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Holland ay si rasmi ah u aqoonsatay in dalkeeda [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Nabadoon Mursal: “600 oo askari oo gobolka u dhashay baa ka soo goostay Somaliland” (dhegayso)

Nabadoon Mursal: “600 oo askari oo gobolka u dhashay baa ka soo goostay Somaliland” (dhegayso)

Nabadoon Mursal Maxamuud Cabdi oo kamid ah Nabadoonada gobolka Sanaag kana mid ahaa odayaal dhaqameed maalmahan ku sugnaa gobolka ayaa waraysi uu hadd [...]
Ciyoon, Guddoomiyaha Gobolka Sanaag: “Waxaan wadnaa qorshe aan Somaliland gobolka oo dhan uga saareyno” (dhegayso)

Ciyoon, Guddoomiyaha Gobolka Sanaag: “Waxaan wadnaa qorshe aan Somaliland gobolka oo dhan uga saareyno” (dhegayso)

Guddomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ciyoon ayaa ka waramay xaaladihii ugu danbaysay ee gobolka Sanaag, waxa uuna sheegay in ay wadaan qorshe Somalilan [...]
Amniga Muqdisho oo si wayn loo adkaynayo

Amniga Muqdisho oo si wayn loo adkaynayo

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir gudoominayey kulan Looga hadlay Amniga Caasimada Muqdisho [...]
Madaxwayne Waare oo kulan la yeeshay saraakiil sare oo tirsan Qaramada Midoobay (Sawiro)

Madaxwayne Waare oo kulan la yeeshay saraakiil sare oo tirsan Qaramada Midoobay (Sawiro)

Madaxwaynaha Dawlad goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xafiiskiisa Magaalada Baladwayne waxa uu kulan kula yeeshay Saraakiil sare oo [...]
Shacabka gobalka sanaag oo somaliland ugu baaqay inay joojiso faragalinta (Daawo)

Shacabka gobalka sanaag oo somaliland ugu baaqay inay joojiso faragalinta (Daawo)

Cuqaasha iyo nabadoonada gobalka Sanaag gaar ahaan degaanka damala xagare ayaa ka codsaday maamulka somaliland inay joojiyaan faragalinta qaawan ee go [...]
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo ka hadlay Isbaddala gobalka Mudug (Wareysi)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo ka hadlay Isbaddala gobalka Mudug (Wareysi)

Xili dhawaan Magaaladda Gaalkcyo uu tagay madaxweynaha Puntland isbadalo dhinaca maamulka ah uu ka sameyeey ayaa waxaa madaxweynaha uu magacabay guddi [...]
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib u ugu soo laabtay kaddib caleema-saarkii Madaxweynaha Koonfur Afrika

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib u ugu soo laabtay kaddib caleema-saarkii Madaxweynaha Koonfur Afrika

Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay galinki dambe dib ugu laabtay dalka kaddib markii uu [...]
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 40aad – maqal & muuqaal)

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 40aad – maqal & muuqaal)

Waa SHEEKO GAABAN iyo qaybteedii lala dhacay, la ammaanay, loo bogay, oo mar kale dhegaystayaashu dalbadeen rogaal-celis. Hoos kaga bogo Taxanaha 4 [...]
1 1,651 1,652 1,653 1,654 1,655 2,819 19836 / 33825 POSTS