Category: Wararka

1 1,650 1,651 1,652 1,653 1,654 2,819 19824 / 33825 POSTS
Safiir Tarsan oo ka horyimid go’aamo ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka DFS

Safiir Tarsan oo ka horyimid go’aamo ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka DFS

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka hor-yimid go’aan ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, kaasoo H [...]
RW Khayre oo xalay kormeer ka sameyeey Muqdisho

RW Khayre oo xalay kormeer ka sameyeey Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay waxaa uu kormeer ku tegay Isgoysyo badan oo ku yaalla Magalada casimadda ah ee [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daa [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Dalji [...]
DFS oo  Dardar Gelinaysa Diyaarinta Sharciga Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed

DFS oo Dardar Gelinaysa Diyaarinta Sharciga Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar), Maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed, Axmed Macallim Xasan [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. https://soundcloud.com/user-99 [...]
Maamulka iyo Taliska Cusub ee gobalka Mudug oo xilka la wareegay(dhegayso)

Maamulka iyo Taliska Cusub ee gobalka Mudug oo xilka la wareegay(dhegayso)

Munaasabada Xilwareejinta Maamulkii hore ee gobolka iyo maamulka cusub ee gobolka mudug iyo Taliyayasha cusub Ee Qeybta Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay [...]
Ciidamo Milateri oo qarax miino lagula eegtay duleedka Muqdisho

Ciidamo Milateri oo qarax miino lagula eegtay duleedka Muqdisho

Qarax xooggan ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay deegaanka KM13 ee duleedka Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay degmooyinka Deyniile, Kaxda iyo qeyb [...]
Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo furay Biyo xireen laga hirgeliyey deegaanka Salaxley ee Gobolka Nugaal.

Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo furay Biyo xireen laga hirgeliyey deegaanka Salaxley ee Gobolka Nugaal.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed CilmI Cismaan Karaash ayaa daah-furay biyo xireen weyn oo laga hirgeliyey dee [...]
Dab khasaare gaystay oo ka kacay suuqa meeraysane ee Garoowe (Sawirro)

Dab khasaare gaystay oo ka kacay suuqa meeraysane ee Garoowe (Sawirro)

Meherad laga cunreeyo oo ku taalay bartamaha suuqa meeraysane ee magaalada Garoowe ayaa waxaa ka kacay maanta dab gaystay khasaare hantiyeed inkastoo [...]
1 1,650 1,651 1,652 1,653 1,654 2,819 19824 / 33825 POSTS