Category: Wararka

1 1,652 1,653 1,654 1,655 1,656 2,819 19848 / 33825 POSTS
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Wariye [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Siyaasi Qurbaawi: ” Somaliland waxay rabtaa sidii Sool u qabdsaday in Sanaagna u qabsato(Daawo)

Siyaasi Qurbaawi: ” Somaliland waxay rabtaa sidii Sool u qabdsaday in Sanaagna u qabsato(Daawo)

Dr Siciid Axmed Qurbaawi oo Kamid ah siyaasiyinta ka soo jeeda gobalka sanaag ayaa ka hadlay dulaanka Cusub ee maamulka Somaliland u ku soo qaaday qay [...]
Puntland oo Beesha caalamka u gudbisay Warsaxafadeed ku saabsan fashilka shirkii Garoowe (dhegayso)

Puntland oo Beesha caalamka u gudbisay Warsaxafadeed ku saabsan fashilka shirkii Garoowe (dhegayso)

Puntland ayaa beesha caalamka iyo saxiibadda daneeya arrimaha somaaliya u gudbisay sababaha fashilka shirkii Garoowe iyo Arrimo kale oo quseeya xaladd [...]
Duq Degmo Safiya Cali, gabadhii ugu horreysay Soomaaliya ee noqota Duq Degmo kana noqota Beledweyne (dhegayso | waraysi)

Duq Degmo Safiya Cali, gabadhii ugu horreysay Soomaaliya ee noqota Duq Degmo kana noqota Beledweyne (dhegayso | waraysi)

Bahda Radio Daljir waxaa daqiiqado kahor u suurtagashay in aan waraysi la yeelano Duq Degmo Safiyo Cali, gabadhii ugu horreysay abidan taariikhda Soom [...]
Dhaqaalaha Soomaliya iyo nolosha Soomaalida dartood madaxda Soomaaliya maxaa la gudboon si looga tabaabusheysto  dagaalka soo fooleh ee Iran & USA? (wareysi & falaanqeyn)

Dhaqaalaha Soomaliya iyo nolosha Soomaalida dartood madaxda Soomaaliya maxaa la gudboon si looga tabaabusheysto dagaalka soo fooleh ee Iran & USA? (wareysi & falaanqeyn)

Xilli uu si xoogaystay khilafka ka dhextaagan Maraykanka iyo xulufadiiisa iyo dowladda Iiraan ayaa aqoonyahanada la socda siyaasadda caalamka iyo tan [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. https://soundcloud.com/user-9958 [...]
Waa sidee Xaalada degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu (dhegayso)

Waa sidee Xaalada degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu (dhegayso)

Xili deegaano badan oo ka mid ah Puntland uu ka curtay roobkii Gu,ga ayaa hadana meelaha ay abaarta iyo biyo la,aanta ay ka jiro oo uusan roobku ka [...]
Somaliland oo maanta sii daysay maxaabistii lagu qabtay dagaalkii Tukaraq (Daawo)

Somaliland oo maanta sii daysay maxaabistii lagu qabtay dagaalkii Tukaraq (Daawo)

Maamulka Somaliland ayaa cafis u fidisa 14 maxbuus oo Pubtland lagaga qabtay dalkii Tukaraq ee sanadkii hore. Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland o [...]
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xaawo [...]
1 1,652 1,653 1,654 1,655 1,656 2,819 19848 / 33825 POSTS