FURSADO SHAQO OO KA BANAAN SomBank

FURSADO SHAQO OO KA BANAAN SomBank

Bankigaga SOMBANK faraciisa Garowe Wuxuu qaadanayaa qof Shaqaale cusub oo dumar ah
Fadlan Riix Linkigan Hoose si aad usoo dalbatid booska shaqo ee aad doonaysid:
https://forms.gle/ybU9hHYX1BYeKWWAA
FG: Fursadaha Shaqo ee SomBank waa mid loo simanyahay.
Deadline : 30th Sep 2021.

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScTPiqAkEuP8qoGwoywHSwbM71RDvfZZbTMNLyyucpyRkbRHQ/viewform

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 5
  • Salimo 1 year ago

    Waxa away shadrach ayaan rabaa

  • JAMA ALI HERSI 2 years ago

    ASC

  • Nadiira mohmed 2 years ago

    Asc waan kusaalamy marka xigata waan rajeenyaa si buuxda oo qurxoon inaad igu qanci doontoo . Hdaad ugudo galo ujeedkayga waxaan ahay gabadh soomliyeed ooshaqo doono waan idunku qacay markaa hadii aad boos shaqoo banaan lay helyo wxnjecelaan lhaa inaan idinkuzoo biiroo siaan aduun io aakhiroba ukla faaidno waa mahdsantiin 

  • ibrahim Ahmed Adan 2 years ago

    waxaan ahay shaqo doon haysta qibrad 6 sano ah. waxaa waxan ahay haystaa Bachelor B.A mOGADISHU sOMALIA.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com