Mabaadiida Gaarka ah

Macluumaad kasta oo aad nala qaybsato waxaa siyaasad noo ah in aynaan cid kale la qaybsan. Waxaa kale oo aan aad ugu dadaali doonaa in aysan cid kale ku xadgudbin xuquuqda macluumaadka aad la qaybsatid Radio Daljir ama tan Radio Daljir uu si gooni ah u soo aruriyo. Waxaan kale oo dhammaan warbaahinta Soomaalida, gude iyo dibadba, ka codsanaynaa in ay dhowraan xuquuqda wararka iyo waraysiyada Radio Daljir.

Wixii dheeri ah, fadlan nagala soo xiriir emailkaan: [email protected]

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com