FALCELIS

DIGNIIN: Aflagaadadu ka reebban fagaare-doodeedka bulsheed

Fadlan nala wadaag wixii talo, tusaalayn ama dhaliil ah ee barnaamijyada idaacadda Daljir - Emails: [email protected][email protected]

Caato - Asalaamu Caleeykum.
Waad mahadsantihiin dhamaan meelaad jogtan shaqalaha daljir.bacdeeyn waxaan kutalin lahaa
yay ka dhicin geyiga reer puntland nimaan kuufuri doonin yuusan kuurarin.doorashooyinka reer puntland waxaan aragnaa dad badan oo iskusoo tagey.anigu waxaan markhaati ka ahay dadka sheegan aqoonyahan qurbaha kayimid waa been dadkana yay lugooyn qaar hada puntland kusugan 20 sano baan isu xaafad qubahaa daganayn weligay ma arag xirfada aysheegteen iyagoo shaqo ugu kalihin amaba kushaqayn daka yaan lahaligin shacboow idinkaa dagan deeganada puntland nin qurbe kayimid waxaa ugu door roon Faroole Wasiirka Caafimadka Wasiirka maaliyada Ilka jiir iyo ina ciisa mudan Ina cuuke iyo ina isticmaar waxa kale quba.talooyin badsada wabilaahi tawfiiq

 mursal cabdi daad oo jooga bosaao  - anigoo ah mursal cabdi daad oo jooga bosaso dadayduna tahay 22 sano waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan shaqaalaha idaacada daljir salaan kadib waxaan waxaan rabaa inaan tala dayda kadhiibto barnaamijlka ardaa oo ah mid qaymo wayn ugu fadhiya inta kuxiran waxaan anigu kahad layaa muq maasuqa iyo hantida qaranka ee shaq siyaadku dhunsanayaan waxaan wax looga qaban karaa in cid kasta sharci lamariyo say umada soomaaliyeed ugu qancaan


 Riyaad omar mohamad - Magcaygu waa Riyaad Omar Mohamed waxan ku nolahay magalada vean casimad dalka ustaria aad ayaan ugu riyaqay baramijyada radio daljir


 JEY Omar - Magacaygu Mr. JEY oo jooga Boosaaso waxaan aad ugu faraxsanahay barnaamijyada idaacada ka baxa gaar waxaan u taageeraa ARDAA laakiin naga dhaafa ku cel celiska usbuucii labbadii toddobaadba hal barnaamij baad ku soo celisaan bogga daljir aad baan u taageersanahay isna wararkii oo dhan facebook+ ayey iigu soo dhacaan haatan waad hagaajiseen wararka hadda.


 Farah jamac farah - Marka hore waxan salamaya dhaman shaqalaha idacada daljir marka xigta waxan ka codsanaya radio daljir in aa nagadaysa googoyska sheko gaban maxa yeley duhurada qarkod anaga oo ku tashanay ama la soconay meshay maraysay aya ka sareysaan boskedi marka tasi wa codsi waxana sababay codsigan jacaylka an u qabno barnamijka iyo wariyashi matalay waxana leyahay ad ba u mahadsantihin waxana rajaynaya inad aqbalidontan


 Daacad - Asc Wr Wb Bacdal salan Waxan Ainga Qabaa in Dowlad Goboleed Ay Noqon Karan Lob Gobol Igu Yaran Dowlad Goboleed Manoqon karo Hal Kobol O Keligiis Goni Iskuma Tagi Karo Aniga sidaad Ayaan Qabaa Wabilaahi Towfiiiq


 Muxiyadiin ismaaciil - Waxan halkan ka salamaya dhaman shaqalaha radio daljir salan ka dib magacaygu waa muxiyadiin ismaaciil maxamed waxan joga puntland gar ahaan degmada bosaso dadaydu waa 23 waxan jclhy in an ka qayb galo barnaamijka ardaa telfonkaygu waa 7633915


 Sadiiq Xaji Xareed - Waxan salaamay dhaman howl wadeenada idaaxad daljir waxan leeyahay ad bad ugu mahasantihiin howlsha ad u haysaan shacabka iyo barnaamij yada kala duwan waxan si gaar ah u xiisaynayaa barnaamijka ardaa si an uga qeyb qaato fadaln igala soo xiriira Emailkaa ([email protected]) ama tel nuber 7771085 waxan jclahay in an ka qeyb qaato hormarka dalka iyo samabixinta dhibaatoyinka haysah dowlada Insha Allah


 Maxamuud jamac shire - Halkan waxan kasalamaya shaqalaha idaacad waxana kusalamay salantena qaliga ah asc


 abdirisaaq mohamed osman - A/C dhamaan shaqaalaha radio daljir rag iyo haweenba salaan kadib
waxan aan qabaa ama aan jeclaan lahaa in idaacada lagu soo kordhiyo hal barnaamij kaas oo diirada saaraya dhalinta manta kulana loogu qabto idaacada dhexdeeda malin walba oo jimcelagana dhigo dood wadaag laguna gorfeeyo xaalada markaas tagan
aad ayaad u mahadsantihiin bahda radio daljir

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com