Wiil dhalinyara ah oo maanta lagu dilay Santerka yamaarugley ee dagmada Gallaadi

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Wiil dhalinyara ah oo maanta lagu dilay Santerka yamaarugley ee dagmada Gallaadi

YAMAARUGLEY | Santerka yamaarugley ee dagmada Gallaadi ayaa manta lagu dilay wiiilkan dhalinyarada ah oo lagu magacabo nastex ilbuur ahaana dhaqtark

Guddoomiyaha ONLF Maadey oo Jigjiga lagu soodhaweeyey kana warbixiyey doorashada Itoobiya
SAWIRRO: Bilicda Buuralayda gobolka Sitti ee (DDS) (Sawirro)
Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide oo Jigjiga lagu soodhaweeyey

YAMAARUGLEY | Santerka yamaarugley ee dagmada Gallaadi ayaa manta lagu dilay wiiilkan dhalinyarada ah oo lagu magacabo nastex ilbuur ahaana dhaqtarkii magalada. Halka 2 qofodo kalane dhaawac xogan so garay.

Dhibkan ayaa waxaa gaystay ciidan ka yimid dagmada Gallaadi oo uu hogaaminayo hogaanka nabad galyada dagmada Gallaadi.

Arintan ayaa waxa sababay ka dib markii mamulka dagmadu ay sheegen in ay aasayan Barkad shacabkuna ay ka soo horjesteen ayagona diiday in la ‘aaso barkadaas, balse loo adeegsaday xabado nool-nool.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: