Degmooyinka Gobolka FAAFAN oo deeq gaarsiiyey barakacayaasha Tuli Guuleed

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Degmooyinka Gobolka FAAFAN oo deeq gaarsiiyey barakacayaasha Tuli Guuleed

Kaddib amar ka soo baxay Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) daarnaana in la garab-istaago barakacayaasha Tuli Guuleed, ayaa dhammaam maamulada degmooyi

Dowladda Itoobiya oo 50 million oo Birr oo ah ku wareejisay maamulka DDS (Sawirro)
DAB QABSADAY QABALAHA GOOBYAAL | QALAAFE | DDS
MAAMULKA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) OO MAGAALADA JIGJIGA KA WADA OLOLE NADAAFADEED

Kaddib amar ka soo baxay Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) daarnaana in la garab-istaago barakacayaasha Tuli Guuleed, ayaa dhammaam maamulada degmooyinka hoosyimaada gobolka FAAFAN waxa ay u istaageen amarkii Dowlad Deegaanka, waxa ayna degdeg deeq u gaadhsiiyeen barakacayaasha dagmada TULI GUULEED.

Deeqda ka timid maamulada DDS ee gobolka Faafan ayaa isugu jirta bustayaal, bacaha guryaha lagu dhisto iyo jirkaanada biyaha keydiya.

Deeqdan ayaa loo qaybiyey 400 oo ah barakayaashada degmada Tuli Guuleed.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: