DAB QABSADAY QABALAHA GOOBYAAL | QALAAFE | DDS

DAB QABSADAY QABALAHA GOOBYAAL | QALAAFE | DDS

Qabalaha Goobyaal oo kamid ah Dagmada Qalaafe ee Gobolka Shabeele ee Dawladda Deegaanka Soomaalida DDS ayaa waxaa ka kacay dab baahsan. Dabka ayaa ku sii fidaya Qabalaha Goobyaal, Qalaafe.

Sida aan ka soo xiganay dad goobjoog ah weli loo helin awood lagu damiyo dabka kaas oo looga walaacsanyahay haddii aan la damin inuu sii fido. Illaa hadda lama oga sababta dabka kacay dhalisay, waxaana hal mar la arkay dabka oo kor u kacay.

Diiwaanka wararka,
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com