UNDP: Fursado Shaqo & Jagooyin oo Bannaan

UNDP: Fursado Shaqo & Jagooyin oo Bannaan

UNDP Somalia Jobs: Fursado Shaqo hoos riix oo arag shaqooyin iyo jagooyin bannaan

http://www.so.undp.org/content/somalia/en/home/operations/jobs.html

UNDP Somalia hires personnel through international or local recruitment. It applies several types of contracts depending on a number of criteria, such as legal basis and duration of services. The standard types of contracts are; Fixed-term Appointment, Temporary Appointment, Service Contracts (SC), Special Service Agreements (SSA), through procurement.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 49
  • Mukhtaar Rashiid Ahmed 1 week

    magacaygu waa mukhtaar Rashiid
    waxaan joogaa somaliland Gabiley
    waxaan hyzaa shahaadooyin heer
    sare waxaan u baahanahay shaqo fiican

  • iam bachelor degree of public adminstrion is east africa university i have more exprienced for adminstrion and development even organistions

  • xamse ali ibrahim 4 weeks

    i life in.hargaysa i graduation a faculty of development studies 2014 i have 3 years a experience and teacher in school and so now i preparening a master so i need that position

  • awil abdi ali 1 month

    magacagyu waaa awil abdi ali ooo joog magaalad burco wxan dhameeye jamacada faculty ict jamacd golis u waxaa adoonayaa shqo  waxaan ka sooo shaqeeye school oo kal aha raamdan and sahan  wxaan haystaaaa taqasuq cmpterka ha iyo shaahaadincaafimaad ah 

  • Name : Abdullahi Hassan Mohamed
    Life : Mugadisho
    Graduated Salaam University
    Faculty of Computer Science & Information Technology.

    Waxa jeclaan laha in a Codsigyga Aqbashaan Inshllh.

    Mahadsanidiin.

  • Maxamed jamaal Ahmed 1 month

    waxan codzanyaa inaaan kamid noqdo zhaqaaalayaazha larabo in laqaato

  • khadar abdiraxmaxman 2 months

    magacaygu waaa khadar abdiraxmaan jamac jooga garowe dhameeyey jamaca amoud 2016 faculty beeraha iyo deegaaanka

  • abdiaziiz hassan abdillahi 2 months

    magacetgu waa abdiaziiz hassan dagan magalada muqdisho waxaa aan bartay maamulka iyo mareynta public adminstration somali internatiol university SIU expereince 6 sano waxa aan u kala shaqeyey companys mogadishu port container terminal(terminal operating system iyo inchcape shipping services (were houese supervisor) iyo catering inernational services (werehouese stokekeeper) thnks

  • abdikani ahmed mohamed 2 months

    waxaaan shaqsi yaqaano qur’aanka kariimka waxaana dhameeyay dugsisare waxaan dhgtaaa jaaamacad sm3 waxaan heystaa shahaadoyin waxku ool sida 1 computer application at sky university 2 book reading and novel wriiting skills at hope generation 4 first aid at bisha cas soomaaliyeed 5- certificate secondary school

  • asc dhaman tin wll waxa joga bosaso magacaygu wa sundus axmad waxan Donaya shaqo waxan dhameyey kumbuyutar English cafimad 252906303466 bosaso wll

  • saamiya

    • Adan Abdi Adow 2 months

      My name Adan Abdi Adow i am gratuated computer science and it and another certifacate diploma stratogic managment 

  • Liibaan Ahmed Osmaan 3 months

    Hello guyz my name is Liibaan Ahmed Arakamaata i am in Somali so i have a bach deree in BA so i have an exprience of three years of working so i wnt u give me this chance and i ma sure that if u let me to join u that i will make what to be rejoiced so these are my adresses contact on me thanks( 252618303589/2525612699444

  • Abdirizak Mohamed Ahmed 3 months

    asc magaceyga waa Abdirizak Mohamed waxaan joogaa magaalada Muqdishu, waxaan bartay cilmiga maamulka iyo maareynta ganacsiga, waxaan ahay qof ku shaqeeyey faculty-ga aan wax ka bartay, waxaan rajeynayaaa in aad codsigeega tixgilin doontaan

  • Abdulkadir Ahmed Ali 4 months

    Asc Magaceygu Waa Abdulkadir Ahmed Ali Waxan Dhameyay Jamacada Jobkey Waxan Bartay Kuliyada Computer Science and Engineering Faculty of (Information Technology IT) Waxan Rajeyna Inad Shaqo Ii Heli Dontan Insha Allah Codsigeygana Aad Tixgeli Dontan
    Contact: 0615550435
    Gmail: [email protected]

  • abdirahman mohomed abdilaahi 4 months

    asc macaygu abdirahman mohomed abdilaahi waxa aan ku noolahay magaalada hargaysa waxa aan ahay shaqo doon waxa aan dhameeyey kuliyada maamulka iyo xisaabaadka 0634677446

  • abdirahman mohomed abdilaahi 4 months

    asc macaygu abdirahman mohomed abdilaahi waxa aan ku noolahay magaalada hargaysa waxa aan ahay shaqo doon waxa aan dhameeyey kuliyada maamulka iyo xisaabaadka hada waxa aan dhigataa jaamacada newgeneration oo aan ka dhigto kuliyada caafimaadka dadwaynahan waxa aan rajaynayaa in aan ku guulaysan doono booskan
    tell.0634677446

    allaa mahadle
    abdirahman mohomed abdilaahi

  • sharmarke hassan shidane 4 months

    Asc magaceygu waa sharmaake hassan shidane waxan ku nolahay magalada muqdisha waxan dhigta jamacada somalia waxan ka bartaa cilmiga computer science diploma logistic waxaan idiinka codsanayaa in aad ii raadisaan shaqo

    Contact 0615121925
    Email [email protected]

  • abdiwahaab mohomed osman 4 months

    asc waxaan doonaya in aan shaqaysto oo walidkay urumeyo riyadoda waxan haysta shahaado jamacad degree waxan bartay sociology and social work arimaha bulshada maraynta nin ufur furanban aha wixi su alo ah diyar ban u ahay number ayaa layga helaya wllo 0634973134 [email protected]

  • Fartun xusen 4 months

    First Peace of Allah be upon you then my full name is Fartuun Xusen Hilowle I have a bachelor degree of Mogadishu university department of health science specially general nursing I have experience for three years I worked in keysaney hospital and I also worked daynile general hospital I hope to except you my application

  • yahye Allahi muhumed 4 months

    dhaman Asalamu calayku waxaan rajaynayaa illahay ka sokow in aan fursadaa aad soo shaacisay aadna waad ugu mahadsan ttihiin dhamaan tiin guul ayaan rajaynayaa in aan idhaahdo anoo anigoo reer hebel ayaan ku imiday in ay shaqo doon ay i aqbasho codsigayda thanks

  • yahye Allahi muhumed 4 months

    Asalamu calayku waa yahye Allahi muhumed jooga hargsia waxaan dhameeyey wax barashada 2015 waxaan illahay ka sakow ka rajayna nayaa in aan noqdo qofkii aad ka aqbashaan shaqada booska in kastoo ay tahay hufnaanta shaqadu who?

  • Hussien Mohamed 5 months

    magaceyga waa Hussein mohamed waxan heysataa bachlor degree iyo diploma waxn jogaa mogdishu waxaan ka qalan jibiyay faculiy computer science and IT iyo diploma LOgistic procurment waxan heystaa qibrad 2 sano ah waxaan ahay shaqo doon codsigeyga contect us +252615194201

  • baxnaano mohomed soman 5 months

    asc magacayga waa baxnaano maxamed osman oo jooga hargeysa waxaan ahay shaqo raadis waxaan haystaa shahaado sociology and social work degree ah waxan aqoontayda heer dugsi sre iyo hose kudhamaysta dalkena waxan u aada jaaamacad Ethiopia gaar ahan casimada labaad ee dire dawa waxn haystaa experience aad u fican oo bulsho agoomo ah aan usheqeyay waxaan ahay nin alle kuxidhan sw waxan ku kalsonaha nasibkayga hadan helo shaqadas hayadaha waxaan balan ku qaadi inaan aqoontayda kubadali doono insha alllh jawabta waan sugi number kaas ayaa layga helayaa 00252634973134 magacayda abdiwahab maxamed cisman wc

  • mahad Hussein Gure 5 months

    magacaygu waa mahad hussien guure waxaan ku noolahay magaalada muqdisho waxaa ahay qof udiyaarsan shaqo waxaan haystaa shahaadada bachelor of computer science waxaan khibrad leeyahay mudo sedex sano ah waxaan kashaqeeyay school waxaan uqaabishanaa imtixaanaadka mudo 3sano ah waxabada ayaan ka qaan cilmiga comuterka waxaan rajaynayaa inaad iga aqbashaan codsiga aan idiin soodiray mahadsanidiin
    contact : no 619343472 gmail:

  • xamse cadani 5 months

    ku:waxan salamayaa dhamantiin
    ujedo;waxan kacodsanayaa hayada ipn ayshaqo isiiso waxa ana dhameyy macadka Anfac akadami waxa ana ku shereyaa afkayga hooyo lambarkayguna waa 252 090 6094273

  • Said Mahamed haaji 5 months

    Magaceygu was Saciid Mahamed xaaji Oo dagan magalda muqdisho wxaan ahay qof haysta shahaadada bajulaar maxaan dameyay jamacadda salaam wxaan ka baxay faculty of social science wxaan qibrad buuxda u leeyahay holaha NGO ah wxaan hora uga soon shaqeeyay concern world wide wxaan idinka codsanaa in ad isiisan shaqadaa wxaan IGA so xarisaysaan 0615000893 wxaan rajenaa in ad tix galisaan codsigeyga

  • maxamuud 5 months

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    waxan idinka mahad celinaayaa shaqadaa aad soo ban dhigteen aniguna waan ku haboonahay oo diyaar baan u ahay waxaan rajeynayaa inaad i aqbashaan.
    magacayguna waa maxamuud c/risaaq

  • Ahmed Said Ahmed 5 months

    my full name is Ahmed Said Ahmed i have gratuated bachelor of economics from mogadishu university bosaso campus on june 2016 i have worked with different organizations in diffrent fields i have four years of expreince in field of emergency,finance,logistics my cell phone is +252907785130

  • xasan mawliid muhuned 5 months

    magacaygu waa xasan mawliid waxan joogaa hargeysa waxan ka qalinjabiy jamcada golis faculty management sciences waxa khibrad u leeyahay Ngoyada ururada ka soo shaqeeyey waxan karti uleeyahay shaqada in aan qabto fadlan si sharaf leh idinka Codsanayaa in shaqdan in ila soo xidhiidhaan hayada UNDP

  • Faadumo cali 5 months

    Magacaygu waa faadumo cali oo joogta muqdisha waxan dhameeya jamacad 2016 waxana u baahanaha shaqadan waxan rajaynayaa inaad codsigyga IGA aqbali doontaan insha allah +252617554641

  • Faadumo cali 5 months

    Magacaygu waa faadumo cali oo joogta muqdisha waxan dhameeya jamacad 2016 waxana u baahanaha shaqadan waxan rajaynayaa inaad codsigyga IGA aqbali doontaan insha allah

  • Abdullhi Hassan Mohamed -615175098 - [email protected] 6 months

    Asc magacaygu waa A-llahi Hassan Mohamed waxaan jooga muqdisho Waxaan ahay ardayda qalin jabisay sanadkan 2017 jaamacada SALAAM waxan ahay shaqo doon waxana rajeenaya in ad i aqbali doontaan inshlaah….

  • hassan mahamed abdurahmaan 6 months

    asc magaceygu waa hassan mahamed abdurahmaan waxan jooga muqdisho waxan ahay shaqadoon anogo khibrad ule dhinac xafisyada anigo horey uga so shaqeyey daallo airlines waxana si xishmad iyo qadarin ku jirto idin kaga codsaneya in aad iga aqbashan codsigeyga insha alaah

  • Asm walayaal waxaaa jooogaaa magaaalada qardho waxaa aaan idinka codsanayaaa waxaaa aaan ahay arday shool dhigta schoolka sheikh osmaan qarrdho

  • maxamed jaamac ramadaan 7 months

    magacaygu waa maxamed jaamac ramadaan waxaan joogaa laascaanod waxaan ubaahnahy shaqadan inaad igu soo qortaan anoo leh khibradeeda iyo waaya aragnimadeeda. waana rajaynayaa inaad iga aqbali doontaan mahadsanidiin.

  • Cabdimajiid Asad Bashir 7 months

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu bacdasalaam magacaygu waa A/majiid Asad Bashiir oo jooga Bossaso barta cilmiga computerka Amase IT’ga waxaan rajeeyn in la ii tixgeliyo shaqadoonimadayda

  • Asc waa Axmed Abdi diini ,joogah gobolka mudug soomaaliya.
    * Waxaan idinka rajayna yaah in aad I ,aqbali doontaan insha Allaah
    * numberkayga 00252907622704

  • Ahmed said awad 7 months

    magacaygu waa Ahmed said awad
    waxan jogaa bosaso
    waxan ahy arday jaamacaded barta
    cilmiga computer
    waxan rajaynayaa inaad codsigayga aqbashaan

  • Mohamed 7 months

    magacaygu waa mohamed hassan cashuur waxaan joogaa laascaanood waxan rajaynayaa inaad iga aqbashaan codsigan

  • ugbad sulub cabdi 7 months

    Asalamu alaykum magacaygu wa ugbad sulub waxaxan jooga magaalada hargeisa waxan rajaynayaa inaad iga aqbashan codsigayga

  • omar yaasiin ibraahim 9 months

    -Somalia, I am a graduate of degree in Management with specialization in Finance from Mount Kenya University I have 5years experience in the same field with NGOs in Somalia, I therefore look forward your humble assistance
    Thanks
    Best regard my phone numer 634208519

  • fuaad mohamed husein 10 months

    masuule anaa u bahn shaqadaaas walina ah shaqo doon ahna arday jamacded sanadkii u danbeyy computer science IT joogana mogadishu e xageen uku so hagaaga shaqadaan mahadsanid

    • ugbad sulub cabdi 7 months

      ASALAMU ALAYKUM magacaygu waa ugbad sulub waxan jooga hargeisa somalia waan ubaahnay shaqadan waxaan rajaynayaa inad iga aqbali doontaan

      • Nor Mahmud 5 months

        Asc magaceeygu waa Nor Mahmud Muhamed waxaan joogaa muqdisho waxaan ahay shaqo doon waxaan ahay Arday dhigta jaamcad waxaan idiinka codsanayaa in aad ii raadisaan shaqo
        Content: 0616194204

    • jacfar abdi cawil chicharito 5 months

      magacaga wa maxamad cabdi cawil waxan jogta grwe somalia
      waxan dhamwyaya 2016 jmacada brifa africa cilmiga public administration mamulka dad wynga wxa rajyna ina tixglin donta codsigyga

      • NUURA AHMED MUHUMED 1 month

         Magacagu waa nuura Ahmed Muhumed  Waxan jooga hargaysa waxan dhameeyey  Develoment Studies At ALPHANIVERSITY IMIKAN WAXN DHIGTA MASTTER PROJECT PLANING AND MANGEMENT AH