UNDP: Fursado Shaqo & Jagooyin oo Bannaan

UNDP Somalia Jobs: Fursado Shaqo hoos riix oo arag shaqooyin iyo jagooyin bannaan

http://www.so.undp.org/content/somalia/en/home/operations/jobs.html

UNDP Somalia hires personnel through international or local recruitment. It applies several types of contracts depending on a number of criteria, such as legal basis and duration of services. The standard types of contracts are; Fixed-term Appointment, Temporary Appointment, Service Contracts (SC), Special Service Agreements (SSA), through procurement.


Posted

in

by

Tags:

Comments

110 responses to “UNDP: Fursado Shaqo & Jagooyin oo Bannaan”

  1. Mohamed mustaf nuur

    Magceygu waa mohamed mustaf nur waxaan jogaa mugdisho waxaan ahy shaqo doon waxaan ahy wiil dhalin yaro

  2. Abdirizak Mohamud Ahmed

    Waxaan bartay social science hadii aad fursad shaqo ii hayso kaa iga la soo xiriir

    1. Abdirizak Mohamud Ahmed

      Waxaan bartay social science hadii aad fursad shaqo ii hayso <emailkaa iga la soo xiriir

  3. Mohamud Mohammed mohamud

    Magcyigu wa mohamud Mohammed mohamud joga garowe muwadin Somalia ah shaqdaas wan danyinya

    1. Lamayaqaan

      Talefanfatii

  4. abdirahman siciid hasan

    asa

    1. Siyaad mohamed

      Waxan ahye shaqo Doon

  5. Abdifitah kassim

    Magaceygu waa abdifitah kassim kuna sugan magalada mogadishu waxaan aad u daneynayaa in aan helo soo dhaweyn xagiina taaso aan ku codsanaayo shaqo waxaan dhameeyey fakaltiga public adminstration department of economic wixii faahfahin lambarkan yaa leyga heli karaa 00252615620037

    1. Cabdikafi maxamud diiriye

      Asc waxan halkan kasalamaa dhamaan bahda radio daljir hadaan iskiin baro magaceyga waa cabdikafi maxamud diiriye waxan kunolahay mugdisho degmada hodan waxan ahay qof dhalinyaraa rabane inoow xamaasho dhamaan wlalaha sharaftale waxan kacodsanaa ineey jawaab lagu farxo isiyaan mahad sanidiin

      1. Abdifatah

        Waxaan ubahanahay shaqo ma heli karaa

  6. Lamayaqaan

    asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu magacaygu waa maxamud abdullaahi axmed waxaan joogaa Bosaso waxaan bartay kuliyada bachelor degree of business administration department of accounting

  7. Idil Mohamed Jamac

    Wxn jogah bosaaso
    Wxan bartay Natural resources Management
    Head ii haysaaa fursado shaqo halkana igama soo xirirah

  8. Ikraan Mohamed Jamac

    Waxan jogaaa bosaso
    Wxban barty fucalt Of economic & management Science Department of Public Admistration
    What fursado shaqo ihaysan ila so xirirah

  9. Hodan sheikh

    My name is hodan i live in mogadidho i have abatch at public health i conclusion first leval of university

  10. Dr Barwaaqo

    Dr Barwaaqo Abdirahman esahaq ku nool togdheer

  11. Hodan jamac xashi

    Asc magacaygu waa hodan jamac xadhi waxaan jooga magaalada muqdisho waxaan ahay muwaadin shaqo doon ah

    1. Macalin Seeke

      Wall allaha kuu sahlo shaqo wanaagsan oo xalaal ah.
      Shaqa la aantu waa tows.
      Quraan aqriskana badi ado niyeeysan in alle faraj kuugu furo.

  12. Magacaygu Waa Alle Aamiin

    Asc Dhamnantiin baa Waxaan U Rajeeynaya in Aydu Shaqo dhanta Mida UNDP Ilaahay Idiin siiyo. Walaalayaal Hal Qofna Codsigiisi Gaaladu Miyeey Aqbaleen

    1. feysal abdi mohomed

      magaceygu waa feysal abdi mohomed
      joogo modisho,
      bartay social work bach
      waxaan ahy shaqadoon daacad ah

  13. Sahra maxamud warsame

    Asc magacaygu waa sahra maxamuud warsame waxaan jogaa bosaso waxaan ahy shaqo doon
    Waxan barty food security and nutrion oo degree ah

    1. hassan maxamed aadan

      my nam is hassan maxamed aadan ku nool somalia

  14. xalimo maxmed cabaas

    asc magcyga waa zamiya maxmed waxn ahy shaqo doon waxn rajeyni inaa i aqbli dontan waxn joga maglda bosaso

  15. mohamed Hussein salad

    asc magacaygu waa Mohammed Hussein salad waxaan jogaa bosaso waxaan ahy shaqodon waxaan hysta Degree Accounting an finance waxaan kalo wadaa diploma badan sidaa
    1. human resources management two years
    2. computer science two years
    3. pharmacy two years
    waxaan mudo usoo shaqeyey shirkado ka duwan hadii wax soo baxaan ilaaso socotsiyaa wana mahadsantahiin

  16. Lamayaqaan

    Magacaygu waamaxamed abdikarin wxan doonayaa shawo haduuboos banaanyahay idoo laitxkalinayo hala ilasoo socodsiyo waad mahadsantihiin

  17. Daahir sheikh ahmed

    Asc magacayga waa daahir sheikh ahmed waxaan joogaa magaalada marko ee xarunta g.sh.hoose. waxaan heystaa shahado bach. Agriculture ah waxan ahay dhakhtar bèraha ah waxan mudo usoo shaqeeyey hey’ado beeraha ka shaqeeya sida NGO INGOS waxaan ku shaqeynaayey mashruuc hadeer waxaan ahay shaqo doon daacad ah

  18. Eng Abdikhadar hassan farah

    Asc magacaygu waa Eng Abdikhadar hassan farah jooga magaalada hargaysa waxaan ahay shaqo doon waxaaanan ka qalinjabiyey jaamacatu AMOUD UNIVERSITY DEPARMENT OF ELECTRIC AND ELECTRONIC ENGINEERING waxa kale oo an bartay xirfado kale sida 
    Research and methodology
    Entrepreneurship skills
    Project cycle management skills
    Job hunting skills
    Leadership skills
    Communication skills
    Conflict Resolution skills
    First Aid certificate
    Tailoring certificate
    Excellence maths certificate
    CCNA ( Cisco Certified Network Area )

  19. Nasteexo bashiir maxamud

    asc magacygu wa nasteexo joogta dalka garahaan Garowe waxn ahy shaqa doon waxn dhameyay universty psu wxn hysta skill ,exprence and knowalage taaso aan u ahy qof khibrd badan aqoontyda wxn kalo ahy muwadin shaqa donah

  20. abdirisak

    asc magacaygu waa abdirisak mohamed waxan jooga somalia waxan ka bxay jaamcada muqdisho university waxan doonaya inaa shqadaa apply gareeyo wxaan ahay qof khibrado badan leh plse call me 252634239701 thank you

    1. maxamed

      magaceygu waa Maxamed Weydow xasan waxaan jogaa sh/hose
      waxaan ahay shaqo doon waxaan ahay nin xirfado badan yaqaano

    2. Mohamed mustaf nuur

      Magceygu waa mohamed mustaf nur waxaan jogaa mugdisho waxaan ahy shaqo doon waxaan ahy wiil dhalin yaro
      Lamabarkeyga 615241251

  21. hassan arabow

    my name hassan arabow hassan i life mogadisho i hoppe the best implument unpd i have 9 years skills pharcy i am searching jobs 5 mouth / my phone 0615002771

  22. Ali Ahmed

    asc mgceygu waa Ali Ahmed jooga muqdisho dhameeyay university of Jobkay faculty of IT waxan diyaar u ahay inaa idinla shaqeeyo haduu alle yiraah idinkuna waxan idinka rajeynayaa inaad codsigeyga tix galisaan mhdsanidiin

  23. Ali Ahmed

    Asalaamu caleykum magaceygu waa Ali aAhmed waxaan joogaa Buurhakaba ee Gobalka Bay waxaana ahay shaqo doon waxaan heystaa Shahaadoyin and khibrad shaqo waxaan rajaynayaa inay ee  fix gal in dontaa fariintayda jawaab wacan.

  24. Mustaf abdullahi mohamed

    asc magacaygu waa mustaf abdullahi jooga baidoa waxn ahy qof aqoonleh oo khibrad leh haystana shahaadooyin iyo tababaro muddana macallin school soo ahaa insha allah waxn rajynaya inan kamidnogdo shaqalaha ugu fcn o laqato insha allah mahadsanidiin

  25. Abdirahman ismail mohamed

    magacaygu waa Abdirahman ismail waxan kunoolahy magalada burao waxa aan ahy shaqo dòon wxa aan rajaynayaa in aad ila soo xidhiidhiddontaan ,si aan u buxiyo fomka intiise kale numberkaygu waa 252634887248 mahad sanidiin

  26. kaltun abdi aziz

    asc magacaygu waa kaltuun waxan rajynayaa in shaqo aan helo anigoo ku kalsoon aqoontayda iyo xirfadaydaba waa mahdsantahiin

  27. muqtar

    My name is Mukhtar Nazir in Hargeisa I am seeking a job it completed high school I would like to work in any sector

  28. beerluula mohamed

    asc magcygu waa Fatima Mohmed waxan joogaa goblk Bari magalada bosaaso waxaan ahay shaqo doon waxaan ahay aryad sanadkii ugu danbeyey Ayaan Ku jiraa bachelor degree of public health East Africa university waxaan rajaynayaa inaad I aqbali doontaan numberkygu waa :00252907881945

    1. Lamayaqaan

      Ok

  29. Lamayaqaan

    asc mgceygu waa mustaf mohamed ali jooga muqdisho dhameeyay university of Somali faculty of health science department of public health waxan diyaar u ahay inaa idinla shaqeeyo haduu alle yiraah idinkuna waxan idinka rajeynayaa inaad codsigeyga tix galisaan mhdsanidiin contact me +252615236961 my gmail [email protected]

    1. abdirahman siciid hasan

      asc magacaygu waa abdiraman siciid hasan jooga magalada garowe waxaan ahay shaqa doon waxaan haystaa shahadada digree waxaan bartay IT insha allah
      0907742748
      [email protected]

  30. Kafia Adam mah’ed Adem

    Magacaygu waa Kafia waxanjooga dagmada las’anod ee gobalka sool waxn ahay shaqo doon udiyaar ah waxn khibrad dhanleehyahy how to work for job and also system information of employ and known am waiting for the UNDP request for me. Thanks for All radia daljir,UNDP and for the rest of people.

    Tell: +2520634593596 +25..633122504

    1. Lamayaqaan

      asc ma hesheen wax jawaab ah

  31. Kafia Adam mah’ed Adem

    Asc magacaygu was Kafia Adam mah’ed Adam waxab joogaa las’anod ee gobalka sool waxn ahy shaqo raadis waxn haystaa ashahaado dugsi hoose,dhexe iyo sare.
    Waxan kaloo khibrad aqoon uleeyahy how to work for employ and known I really read to work as soon as it possible..
    Thanks for All my UNDP…….

    1. Ayaanle maxamed

      Asc mgceyga waa ayanle maxamed waxan jogaa nairopi waxan ahay shaqo doon waxan bartay health science DB public health waxan jogaa nairopi tel 00254793654679

  32. abdulahi said nuur

    abdulahi said Nuur oo kunool dalka gudihiisa haysta shahaado dugsi sare iyo. shahaado nursing skills
    aad ujecel kuna hamiyo leader

    1. mohamed Adan Mogey

      Waa maxamed Adan Mogey waxan joogaa degmada waajid ee gobolka bakool waxan ahay qof shqo raadis ah waxana heystaa shahadada mareynta NGO yada waxan doonayaa inaan buuxin karo booskas 
      phne number 252618730931

  33. yasin hassan mohamed

    Waxaan ahay aqonyahan haysta shahaadooyin badan xirfadna u leh shaqadan waxaan isku arkaa shaqsiga buuxin karo dhamaan shuruudaha shaqadan loa baahan yahay

    Mahadsanid

                     By yasin

  34. hana

    magacaygu waa hana cabdi axamad waxaan joogaa magalada hargaysa waxan ahy gabar khibrad leh waanan dabeecad fiicanahy waxan doonayaa inaad IGA aqbashid hanacabdi @gmil.com

    1. Hassan hilowle adam

      Macayga waa hassan hilowle ad am waan ahy shaqo doon tlka waa 615164583

  35. Lamayaqaan

    Name: maslah Mohamed Bashir waxaa jooga jijiga, Ethiopia 
    Graduated jijiga university department of food science and nutrition 
    Experience 10 way gaarayaan 
    waxaa codsanayaa booska banaan 
    002525865041
    00251915653310
    Email [email protected]

  36. filsan hahi

    magacyga filsan hashi waxan hyst shaahado dugsi sare iyo lab shaahdoo kale iyo khibraado badan dhinca hydah
    gmail> [email protected] naa aqabal 252634290760

  37. Lamayaqaan

    magacyga filsan hashi waxan hyst shaahado dugsi sare iyo lab shaahdoo kale iyo khibraado badan dhinca hydah
    gmail> [email protected] naa aqabal

    1. filsan hahi

      numbarkayguna 252634290760

    2. maxmed abdi iise

      asc wll wan idin salamy waxaan ahy wiil dhalin yaro ah oo jogo smliya gar ahan puntln wxaan haysta shahado dugsi sre hadana wxaan dhigta celleg vision qibradaha iidher waxaan ahy camera man wll waxaan rajenaya inaad iga aqbali dontan codsigayga in sha alllh

  38. Abdirisaaq ahmed

    My name abdirisaq ahmed waxan ahay shaqo doon waxan joogaa dalka somalia insha alaah guul

  39. mulki Mohammed Ahmed

    Asc wllo magacaygu waa mulki waxan dhameyay herka koowad ee dugsiga sare waxan dhigtaaa capital university waxan bartaa faculty of public health 
    Wllo waxan rajenayaa inaa codsigayga aqbalidoonto insha Allah  
    Guuul ayaaan idin rajenayaaa insha allah

  40. Mukhtaar Rashiid Ahmed

    magacaygu waa mukhtaar Rashiid
    waxaan joogaa somaliland Gabiley
    waxaan hyzaa shahaadooyin heer
    sare waxaan u baahanahay shaqo fiican

  41. iam bachelor degree of public adminstrion is east africa university i have more exprienced for adminstrion and development even organistions

  42. xamse ali ibrahim

    i life in.hargaysa i graduation a faculty of development studies 2014 i have 3 years a experience and teacher in school and so now i preparening a master so i need that position

  43. awil abdi ali

    magacagyu waaa awil abdi ali ooo joog magaalad burco wxan dhameeye jamacada faculty ict jamacd golis u waxaa adoonayaa shqo  waxaan ka sooo shaqeeye school oo kal aha raamdan and sahan  wxaan haystaaaa taqasuq cmpterka ha iyo shaahaadincaafimaad ah 

    1. Lamayaqaan

      hi

      1. Cali xasan

        Asc walalaha sharfta leh waxan ahay mudane shaqadoon ah ‘waxan bartay maamulka iyo maarenta hadabo waxa an rajeen in aad sidhaqsi igaaga soo jawabi dontan mahadsanidin.

  44. Name : Abdullahi Hassan Mohamed
    Life : Mugadisho
    Graduated Salaam University
    Faculty of Computer Science & Information Technology.

    Waxa jeclaan laha in a Codsigyga Aqbashaan Inshllh.

    Mahadsanidiin.

  45. Maxamed jamaal Ahmed

    waxan codzanyaa inaaan kamid noqdo zhaqaaalayaazha larabo in laqaato

  46. khadar abdiraxmaxman

    magacaygu waaa khadar abdiraxmaan jamac jooga garowe dhameeyey jamaca amoud 2016 faculty beeraha iyo deegaaanka

  47. abdiaziiz hassan abdillahi

    magacetgu waa abdiaziiz hassan dagan magalada muqdisho waxaa aan bartay maamulka iyo mareynta public adminstration somali internatiol university SIU expereince 6 sano waxa aan u kala shaqeyey companys mogadishu port container terminal(terminal operating system iyo inchcape shipping services (were houese supervisor) iyo catering inernational services (werehouese stokekeeper) thnks

  48. abdikani ahmed mohamed

    waxaaan shaqsi yaqaano qur’aanka kariimka waxaana dhameeyay dugsisare waxaan dhgtaaa jaaamacad sm3 waxaan heystaa shahaadoyin waxku ool sida 1 computer application at sky university 2 book reading and novel wriiting skills at hope generation 4 first aid at bisha cas soomaaliyeed 5- certificate secondary school

  49. Lamayaqaan

    asc dhaman tin wll waxa joga bosaso magacaygu wa sundus axmad waxan Donaya shaqo waxan dhameyey kumbuyutar English cafimad 252906303466 bosaso wll

  50. Lamayaqaan

    saamiya

    1. Adan Abdi Adow

      My name Adan Abdi Adow i am gratuated computer science and it and another certifacate diploma stratogic managment 

  51. Liibaan Ahmed Osmaan

    Hello guyz my name is Liibaan Ahmed Arakamaata i am in Somali so i have a bach deree in BA so i have an exprience of three years of working so i wnt u give me this chance and i ma sure that if u let me to join u that i will make what to be rejoiced so these are my adresses contact on me thanks( 252618303589/2525612699444

  52. Abdirizak Mohamed Ahmed

    asc magaceyga waa Abdirizak Mohamed waxaan joogaa magaalada Muqdishu, waxaan bartay cilmiga maamulka iyo maareynta ganacsiga, waxaan ahay qof ku shaqeeyey faculty-ga aan wax ka bartay, waxaan rajeynayaaa in aad codsigeega tixgilin doontaan

  53. Abdulkadir Ahmed Ali

    Asc Magaceygu Waa Abdulkadir Ahmed Ali Waxan Dhameyay Jamacada Jobkey Waxan Bartay Kuliyada Computer Science and Engineering Faculty of (Information Technology IT) Waxan Rajeyna Inad Shaqo Ii Heli Dontan Insha Allah Codsigeygana Aad Tixgeli Dontan
    Contact: 0615550435
    Gmail: [email protected]

  54. abdirahman mohomed abdilaahi

    asc macaygu abdirahman mohomed abdilaahi waxa aan ku noolahay magaalada hargaysa waxa aan ahay shaqo doon waxa aan dhameeyey kuliyada maamulka iyo xisaabaadka 0634677446

  55. abdirahman mohomed abdilaahi

    asc macaygu abdirahman mohomed abdilaahi waxa aan ku noolahay magaalada hargaysa waxa aan ahay shaqo doon waxa aan dhameeyey kuliyada maamulka iyo xisaabaadka hada waxa aan dhigataa jaamacada newgeneration oo aan ka dhigto kuliyada caafimaadka dadwaynahan waxa aan rajaynayaa in aan ku guulaysan doono booskan
    tell.0634677446

    allaa mahadle
    abdirahman mohomed abdilaahi

  56. sharmarke hassan shidane

    Asc magaceygu waa sharmaake hassan shidane waxan ku nolahay magalada muqdisha waxan dhigta jamacada somalia waxan ka bartaa cilmiga computer science diploma logistic waxaan idiinka codsanayaa in aad ii raadisaan shaqo

    Contact 0615121925
    Email [email protected]

  57. abdiwahaab mohomed osman

    asc waxaan doonaya in aan shaqaysto oo walidkay urumeyo riyadoda waxan haysta shahaado jamacad degree waxan bartay sociology and social work arimaha bulshada maraynta nin ufur furanban aha wixi su alo ah diyar ban u ahay number ayaa layga helaya wllo 0634973134 [email protected]

  58. Fartun xusen

    First Peace of Allah be upon you then my full name is Fartuun Xusen Hilowle I have a bachelor degree of Mogadishu university department of health science specially general nursing I have experience for three years I worked in keysaney hospital and I also worked daynile general hospital I hope to except you my application

  59. yahye Allahi muhumed

    dhaman Asalamu calayku waxaan rajaynayaa illahay ka sokow in aan fursadaa aad soo shaacisay aadna waad ugu mahadsan ttihiin dhamaan tiin guul ayaan rajaynayaa in aan idhaahdo anoo anigoo reer hebel ayaan ku imiday in ay shaqo doon ay i aqbasho codsigayda thanks

  60. yahye Allahi muhumed

    Asalamu calayku waa yahye Allahi muhumed jooga hargsia waxaan dhameeyey wax barashada 2015 waxaan illahay ka sakow ka rajayna nayaa in aan noqdo qofkii aad ka aqbashaan shaqada booska in kastoo ay tahay hufnaanta shaqadu who?

  61. Hussien Mohamed

    magaceyga waa Hussein mohamed waxan heysataa bachlor degree iyo diploma waxn jogaa mogdishu waxaan ka qalan jibiyay faculiy computer science and IT iyo diploma LOgistic procurment waxan heystaa qibrad 2 sano ah waxaan ahay shaqo doon codsigeyga contect us +252615194201

  62. baxnaano mohomed soman

    asc magacayga waa baxnaano maxamed osman oo jooga hargeysa waxaan ahay shaqo raadis waxaan haystaa shahaado sociology and social work degree ah waxan aqoontayda heer dugsi sre iyo hose kudhamaysta dalkena waxan u aada jaaamacad Ethiopia gaar ahan casimada labaad ee dire dawa waxn haystaa experience aad u fican oo bulsho agoomo ah aan usheqeyay waxaan ahay nin alle kuxidhan sw waxan ku kalsonaha nasibkayga hadan helo shaqadas hayadaha waxaan balan ku qaadi inaan aqoontayda kubadali doono insha alllh jawabta waan sugi number kaas ayaa layga helayaa 00252634973134 magacayda abdiwahab maxamed cisman wc

  63. mahad Hussein Gure

    magacaygu waa mahad hussien guure waxaan ku noolahay magaalada muqdisho waxaa ahay qof udiyaarsan shaqo waxaan haystaa shahaadada bachelor of computer science waxaan khibrad leeyahay mudo sedex sano ah waxaan kashaqeeyay school waxaan uqaabishanaa imtixaanaadka mudo 3sano ah waxabada ayaan ka qaan cilmiga comuterka waxaan rajaynayaa inaad iga aqbashaan codsiga aan idiin soodiray mahadsanidiin
    contact : no 619343472 gmail:

  64. xamse cadani

    ku:waxan salamayaa dhamantiin
    ujedo;waxan kacodsanayaa hayada ipn ayshaqo isiiso waxa ana dhameyy macadka Anfac akadami waxa ana ku shereyaa afkayga hooyo lambarkayguna waa 252 090 6094273

  65. Said Mahamed haaji

    Magaceygu was Saciid Mahamed xaaji Oo dagan magalda muqdisho wxaan ahay qof haysta shahaadada bajulaar maxaan dameyay jamacadda salaam wxaan ka baxay faculty of social science wxaan qibrad buuxda u leeyahay holaha NGO ah wxaan hora uga soon shaqeeyay concern world wide wxaan idinka codsanaa in ad isiisan shaqadaa wxaan IGA so xarisaysaan 0615000893 wxaan rajenaa in ad tix galisaan codsigeyga

  66. maxamuud

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    waxan idinka mahad celinaayaa shaqadaa aad soo ban dhigteen aniguna waan ku haboonahay oo diyaar baan u ahay waxaan rajeynayaa inaad i aqbashaan.
    magacayguna waa maxamuud c/risaaq

  67. Ahmed Said Ahmed

    my full name is Ahmed Said Ahmed i have gratuated bachelor of economics from mogadishu university bosaso campus on june 2016 i have worked with different organizations in diffrent fields i have four years of expreince in field of emergency,finance,logistics my cell phone is +252907785130

  68. xasan mawliid muhuned

    magacaygu waa xasan mawliid waxan joogaa hargeysa waxan ka qalinjabiy jamcada golis faculty management sciences waxa khibrad u leeyahay Ngoyada ururada ka soo shaqeeyey waxan karti uleeyahay shaqada in aan qabto fadlan si sharaf leh idinka Codsanayaa in shaqdan in ila soo xidhiidhaan hayada UNDP

  69. Faadumo cali

    Magacaygu waa faadumo cali oo joogta muqdisha waxan dhameeya jamacad 2016 waxana u baahanaha shaqadan waxan rajaynayaa inaad codsigyga IGA aqbali doontaan insha allah +252617554641

  70. Faadumo cali

    Magacaygu waa faadumo cali oo joogta muqdisha waxan dhameeya jamacad 2016 waxana u baahanaha shaqadan waxan rajaynayaa inaad codsigyga IGA aqbali doontaan insha allah

  71. Abdullhi Hassan Mohamed -615175098 – [email protected]

    Asc magacaygu waa A-llahi Hassan Mohamed waxaan jooga muqdisho Waxaan ahay ardayda qalin jabisay sanadkan 2017 jaamacada SALAAM waxan ahay shaqo doon waxana rajeenaya in ad i aqbali doontaan inshlaah….

  72. hassan mahamed abdurahmaan

    asc magaceygu waa hassan mahamed abdurahmaan waxan jooga muqdisho waxan ahay shaqadoon anogo khibrad ule dhinac xafisyada anigo horey uga so shaqeyey daallo airlines waxana si xishmad iyo qadarin ku jirto idin kaga codsaneya in aad iga aqbashan codsigeyga insha alaah

  73. Lamayaqaan

    Asm walayaal waxaaa jooogaaa magaaalada qardho waxaa aaan idinka codsanayaaa waxaaa aaan ahay arday shool dhigta schoolka sheikh osmaan qarrdho

  74. maxamed jaamac ramadaan

    magacaygu waa maxamed jaamac ramadaan waxaan joogaa laascaanod waxaan ubaahnahy shaqadan inaad igu soo qortaan anoo leh khibradeeda iyo waaya aragnimadeeda. waana rajaynayaa inaad iga aqbali doontaan mahadsanidiin.

  75. Cabdimajiid Asad Bashir

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu bacdasalaam magacaygu waa A/majiid Asad Bashiir oo jooga Bossaso barta cilmiga computerka Amase IT’ga waxaan rajeeyn in la ii tixgeliyo shaqadoonimadayda

  76. Lamayaqaan

    Asc waa Axmed Abdi diini ,joogah gobolka mudug soomaaliya.
    * Waxaan idinka rajayna yaah in aad I ,aqbali doontaan insha Allaah
    * numberkayga 00252907622704

  77. Ahmed said awad

    magacaygu waa Ahmed said awad
    waxan jogaa bosaso
    waxan ahy arday jaamacaded barta
    cilmiga computer
    waxan rajaynayaa inaad codsigayga aqbashaan

    1. Lamayaqaan

      welcom

      1. fadumo yousuf abdilahi

        Magacaygu faadumo yousuf abdilahi kunool magalada burao
        Waxaan dhamaystay 5years vetinary waxaan rajanayaa
        In aad I aqbashaan telephone.252634318872

  78. Mohamed

    magacaygu waa mohamed hassan cashuur waxaan joogaa laascaanood waxan rajaynayaa inaad iga aqbashaan codsigan

  79. ugbad sulub cabdi

    Asalamu alaykum magacaygu wa ugbad sulub waxaxan jooga magaalada hargeisa waxan rajaynayaa inaad iga aqbashan codsigayga

  80. omar yaasiin ibraahim

    -Somalia, I am a graduate of degree in Management with specialization in Finance from Mount Kenya University I have 5years experience in the same field with NGOs in Somalia, I therefore look forward your humble assistance
    Thanks
    Best regard my phone numer 634208519

  81. fuaad mohamed husein

    masuule anaa u bahn shaqadaaas walina ah shaqo doon ahna arday jamacded sanadkii u danbeyy computer science IT joogana mogadishu e xageen uku so hagaaga shaqadaan mahadsanid

    1. ugbad sulub cabdi

      ASALAMU ALAYKUM magacaygu waa ugbad sulub waxan jooga hargeisa somalia waan ubaahnay shaqadan waxaan rajaynayaa inad iga aqbali doontaan

      1. Nor Mahmud

        Asc magaceeygu waa Nor Mahmud Muhamed waxaan joogaa muqdisho waxaan ahay shaqo doon waxaan ahay Arday dhigta jaamcad waxaan idiinka codsanayaa in aad ii raadisaan shaqo
        Content: 0616194204

    2. jacfar abdi cawil chicharito

      magacaga wa maxamad cabdi cawil waxan jogta grwe somalia
      waxan dhamwyaya 2016 jmacada brifa africa cilmiga public administration mamulka dad wynga wxa rajyna ina tixglin donta codsigyga

      1. NUURA AHMED MUHUMED

         Magacagu waa nuura Ahmed Muhumed  Waxan jooga hargaysa waxan dhameeyey  Develoment Studies At ALPHANIVERSITY IMIKAN WAXN DHIGTA MASTTER PROJECT PLANING AND MANGEMENT AH  

        1. Maxamed cabdi yuusuf

          Asalaamu caleykum magaceygu waa maxamed cabdi yuusuf waxaan joogaa caasimadda muqdisho waxaana ahay shaqo doon

          1. Lamayaqaan

            Asc

U Jawaab Ahmed said awad Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com