Doorshada Puntland: Guddiga oo maanta bilaabay qeybinta Kaararka Codbixinta (dhegayso)

Doorshada Puntland: Guddiga oo maanta bilaabay qeybinta Kaararka Codbixinta (dhegayso)

Maanta oo ku beegan (20.09.2021), waxaa ka bilowday 3-da degmo ee kala ah Qardho, Eyl iyo Ufayn qaybinta kaararka codbixinta doorashada Goleyaasha deegaanka.
Xubnaha guddiga u qaabilsan qaybinta kaararka codbixinta ayaa sheegay in Qardho oo kaliya kaararka laga qeybin doono ilaa iyo Lixtuulo, halka gudaha magaalada Qardho loo asteeyay ilaa iyo siddeed goobood.
Codkaaga waa mustaqbalkaaga, codkaaga waa Xaqaaggda Dastuuriga ah!

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com