Dhaqaalaha Soomaliya iyo nolosha Soomaalida dartood madaxda Soomaaliya maxaa la gudboon si looga tabaabusheysto dagaalka soo fooleh ee Iran & USA? (wareysi & falaanqeyn)

Dhaqaalaha Soomaliya iyo nolosha Soomaalida dartood madaxda Soomaaliya maxaa la gudboon si looga tabaabusheysto  dagaalka soo fooleh ee Iran & USA? (wareysi & falaanqeyn)

Xilli uu si xoogaystay khilafka ka dhextaagan Maraykanka iyo xulufadiiisa iyo dowladda Iiraan ayaa aqoonyahanada la socda siyaasadda caalamka iyo tan Bariga Dhexe waxay ka hadleen xiisaddaas iyo dhibaatooyinka ka dhalan kara. Khuburadu waxa ay sheegeen inay Suurtagal tahay dagaal aan la malaysan karin oo ka qarxa Bariga Dhexe, taasina ay saamayn baaxadle kaga imaan karto Soomaaliya iyo dunida inteeda kaleba.

Dhaqaalah dunida ayaa aad ugu tiirsan wadamada khaliijka, waxaana sido kale saamayn xooggan uu ku yeelan karaa ganacsiga Soomaaliya.

Aqoonyahan Idiris Shire oo ka faalooda arrimaha Carabta iyo Bariga Dhexe ayaa Daljir uga warramay waxa ay Salka ku hayso xiisada Bariga Dhexe iyo saameynta ay ku yeelan karto dhaqaalaha Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com