Puntland oo Beesha caalamka u gudbisay Warsaxafadeed ku saabsan fashilka shirkii Garoowe (dhegayso)

Puntland ayaa beesha caalamka iyo saxiibadda daneeya arrimaha somaaliya u gudbisay sababaha fashilka shirkii Garoowe iyo Arrimo kale oo quseeya xaladda dalka.

Wariye Maxamuud Cabdi ibraahim ayaa soo turjumay warsaxafadeedkas oo ku qornaa Afka ingiriska.

Hoos ka daawo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com