Somaliland oo maanta sii daysay maxaabistii lagu qabtay dagaalkii Tukaraq (Daawo)

Somaliland oo maanta sii daysay maxaabistii lagu qabtay dagaalkii Tukaraq (Daawo)

Maamulka Somaliland ayaa cafis u fidisa 14 maxbuus oo Pubtland lagaga qabtay dalkii Tukaraq ee sanadkii hore.

Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland oo Hargeysa ku qabtay Shir jaraa’id ayaa ka hadlay Maxaabistay la qabtay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com