Category: Wararka

1 1,649 1,650 1,651 1,652 1,653 2,824 19812 / 33881 POSTS
Waraabe dad ku layeey degaano ka tirsan Gobalka Sanaag (Daawo)

Waraabe dad ku layeey degaano ka tirsan Gobalka Sanaag (Daawo)

Degaanka Fiqi fuliye ee gobalka Sanaag 3 qof ayuu warabe ku waxyeleyeey sida ay noo sheegay Guddoomiyaha degmadaas ee gobalka Sanaag. Yaasin Maxame [...]
Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Waddooyin ku Bur-buray Roobabkii ka Da’ay Gobolka Sool (Daawo)

Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Waddooyin ku Bur-buray Roobabkii ka Da’ay Gobolka Sool (Daawo)

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kormeeray wadada laamiga ah ee isku xirta [...]
Qaxooti Soomaali ah oo ku xirnaa dalka Yeman oo dib loogu soceliyey Soomaaliya

Qaxooti Soomaali ah oo ku xirnaa dalka Yeman oo dib loogu soceliyey Soomaaliya

Afhayeenka Hay’adda Qaramada Midoobey ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR, Bakar Balooj ayaa sheegay in ku-dhawaad 4,300 qaxooti Soomaali ah oo [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 42aad – maqal & muuqaal)

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 42aad – maqal & muuqaal)

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 42aad - maqal & muuqaal) Waa SHEEKO GAABAN iyo qaybteedii lala dhacay, la ammaanay, [...]
Roobabkii Gu’ga iyo Geyiga Dhuludug (Puntland): 2 Juun 2019 (sawirro | muuqaal)

Roobabkii Gu’ga iyo Geyiga Dhuludug (Puntland): 2 Juun 2019 (sawirro | muuqaal)

Roobabkii Gu’ga iyo Geyiga Dhuludug (Puntland): 2 Juun 2019 https://youtu.be/15Wy0NJTg8Q [...]
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Kulan La Qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Kulan La Qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo galabta gaaray magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar ayaa kul [...]
Madaxweyne Waare oo xil ka qaadis sameyeey

Madaxweyne Waare oo xil ka qaadis sameyeey

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii degmada W [...]
Saaka & Dunida iyo Jaamac Cabdiraxmaan Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Jaamac Cabdiraxmaan Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya  Ja [...]
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac [...]
1 1,649 1,650 1,651 1,652 1,653 2,824 19812 / 33881 POSTS