Category: Wararka
Madaxweynaha Hiirshabeele oo Magacabay taliye ku xigeenka Ciidankiisa
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa gaashaandhe dhexe Carab Yuusuf Nuur u magacaabay taliye ku xigeenka ciidanka booliiska Hirshabeelle [...]
Buhoodle dhalinyaro ka qayb gashay tartanka Quraanka kareemka ah (Daawo)
https://youtu.be/xlG3AQN-fOE [...]
Antonio Gutterres oo magacaabay James Swan inuu noqdo Ergeyga cusub ee u qaabilsan Soomaaliya.
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Gutterres ayaa u magacaabay James Swan inuu noqdo Ergeyga cusub ee u qaabilsan Soomaaliya.
Magacaabidan [...]
Ciidamadda dowladda oo howlgalo ka sameyeey Muqdisho
Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa xalay waxaa ay howlgallo ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenleey ee Gobolkan Ba [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Kha [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Dalji [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka sooje [...]
Warka Fiidnimo iyo Jaamac C/raxmaan Faandhe ,Garoowe (dhegayso)
Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Fiidnimo ee Radio Daljir waxaana Caawa oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Jaamac C/raxmaan oo ku sugan Daljir Garoo [...]
Qaramada Midoobey oo cambaareysay gabar 9 jir lagu kufsaday Buulo Burde
Wakiilka Soomaaliya ee Sanduuqa Qaramada Midoobey ee Dadweynaha UNFPA Andres Thomson ayaa si kulul cambaareeyay fal kufsi ah oo 29-kii bishan loogu ge [...]
Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka oo Guddoomiyay Shir looga hadlayay Isdhex-galka Dhagaale ee Geeska Afrika.
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda fedraalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay Is [...]
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Jaa [...]
Sanaag: Puntland oo qaramaysay sideed boqol oo askari iyo guddoomiye gobol oo kasoo goostay Somaliland (dhegayso)
Magaalada Balli-busle ee gobolka Sanaag ayaa waxaa maanta lagu qabtay xaflad wayn oo lagu soo dhoweynayo ciidamo, saraakiil iyo guddoomiyihii gobolka [...]