Category: Wararka

1 1,645 1,646 1,647 1,648 1,649 2,825 19764 / 33895 POSTS
Soomaalida ku nool Denmark oo qayb ka ah dambiyada ay gaystaan Muhaajiriintu

Soomaalida ku nool Denmark oo qayb ka ah dambiyada ay gaystaan Muhaajiriintu

Wasiirka Caddaaladda ee dalkaasi, Søren Pape Poulsen  waxa uu maanta sheegay inay dhibaato weyn ku qabaan Dembiilayaasha Muhaajiriinta, wuxuuna difaac [...]
Ciidamo u dhashay Ugandha oo Billado lagu abaalmariyey

Ciidamo u dhashay Ugandha oo Billado lagu abaalmariyey

50 Sarkaal oo u dhashay dalka Uganda oo la shaqeynayey Hawlgalka AMISOM ayaa shalay lagu abaalmariyey Billado kaalintii ay ka qaateen Dib-u-soo-celint [...]
Sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al shabaab oo gacanta lagu soo dhigay

Sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al shabaab oo gacanta lagu soo dhigay

Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya ayaa howlgal waxaa ay ka sameeyeen duleedka deegaanka Baar-sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose,iyagoo gacanta ku dhigay [...]
Muxuu ka hadlay madaxwayne kuxigeenka Galmudug

Muxuu ka hadlay madaxwayne kuxigeenka Galmudug

Madaxwayne kuxigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey  ayaa  ka hadlay xaalada gobolada Sool iyo Sanaag  ee u dhaxaysa  dawlada Puntlan [...]
Saraakiisha Suudaan oo qirtay dhimashada 46 dibadbaxayaal ah

Saraakiisha Suudaan oo qirtay dhimashada 46 dibadbaxayaal ah

Saraakiisha dowladda Suudaan ayaa beeniyay ku dhowaad boqol ruux inay ku geeriyoodeen , howlgalo ay militariga kula dagaalamayeen dibadbaxayada kasocd [...]
Trump, May iyo Macron oo ka qaybgalay xuska D-Day

Trump, May iyo Macron oo ka qaybgalay xuska D-Day

Raysal wasaaraha ingiriiska Theresa May ayaa lagu wadaa inay ka qaybgasho munaasabad ka dhici doonta waqooyiga dalka Faransiiska oo lagu xusayo maalin [...]
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Ax [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Magaladda Qardho oo laga hirgaliyey xarun dalxiis (dhegayso | sawirro)

Magaladda Qardho oo laga hirgaliyey xarun dalxiis (dhegayso | sawirro)

Magaaladda Qardho ee xarunta gobalka Karkaar waxaa laga hirgaliyey beer dalxiis oo lagu tala galay maalmaha Ciida inay shacabka ku damashaadan. War [...]
Boosaaso oo ku kujirta Xaalad go’doon ah (dhegayso)

Boosaaso oo ku kujirta Xaalad go’doon ah (dhegayso)

Magaalo ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa kujirta xaalad go'doon ah kadib markii khudaarti imaan jirtay Puntland ay samayn xoogan ku yeesheen robabk [...]
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Bossaso ka soojeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Hoo [...]
1 1,645 1,646 1,647 1,648 1,649 2,825 19764 / 33895 POSTS