Waraabe dad ku layeey degaano ka tirsan Gobalka Sanaag (Daawo)

HomeWararka

Waraabe dad ku layeey degaano ka tirsan Gobalka Sanaag (Daawo)

Degaanka Fiqi fuliye ee gobalka Sanaag 3 qof ayuu warabe ku waxyeleyeey sida ay noo sheegay Guddoomiyaha degmadaas ee gobalka Sanaag. Yaasin Maxame

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ka hadlay jahwareerka siyaasaded ee ka jira K/Galbeed
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Dhusamareeb (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Degaanka Fiqi fuliye ee gobalka Sanaag 3 qof ayuu warabe ku waxyeleyeey sida ay noo sheegay Guddoomiyaha degmadaas ee gobalka Sanaag.

Yaasin Maxamed Warsame Guddoomiyaha degmadda Fuqifiliye ee gobalka sanaag oo Waraysi Gaar ah siyeey Radio daljir ayaa sheegay in waraabe uu dhaawac Halis ah u geeystay Sadex qof oo kamid ahaa dadka degaankas.

Sido kale Guddoomiyaha ayaa daljir uga waramay khasaaraha robaabka Ka da’ay degmadaas oo uu sheegay in daadku uu la tagay 1 qof oo xoola dhaqato ah.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayuu u waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: