Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ka hadlay jahwareerka siyaasaded ee ka jira K/Galbeed

Madasha ay ku midaysan yihiin madaxda mamaul goboleedyada dalka ee Soomalaiya ayaa Warmurtiyeed ka soo saaray faragalinta siyaadaeed  oo ay dowladda Soomaaliya ku hayso doorashada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Warmurtiyeedkan ayaa waxaa si wada jir ah u soo saaray madaxweyne yaasha  Puntland, Galmudug , Jubaland  iyo Koonfur Galbeed.

Halkan ka akhriso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com