Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo ka hadlay Isbaddala gobalka Mudug (Wareysi)

Xili dhawaan Magaaladda Gaalkcyo uu tagay madaxweynaha Puntland isbadalo dhinaca maamulka ah uu ka sameyeey ayaa waxaa madaxweynaha uu magacabay guddiga dib u qabaynta hay’addaha dowladda ee gobalka mudug, waxaana gudoomiye u ah wasiirka Arrimaha gudaha Punyland maxamed cabdiraxmaan dhabancad.

Wasiirka ayaa daljir uga waramay isbadalada ka dhacay gobalka Mudug iyo qaabku isku shandhaynta ku timid iyo hormarka ka socda Magaaladda Gaalkacyo.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayuu u waramay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com