Ciyoon, Guddoomiyaha Gobolka Sanaag: “Waxaan wadnaa qorshe aan Somaliland gobolka oo dhan uga saareyno” (dhegayso)

Ciyoon, Guddoomiyaha Gobolka Sanaag: “Waxaan wadnaa qorshe aan Somaliland gobolka oo dhan uga saareyno” (dhegayso)

Guddomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ciyoon ayaa ka waramay xaaladihii ugu danbaysay ee gobolka Sanaag, waxa uuna sheegay in ay wadaan qorshe Somaliland looga saarayo dhammaan meelaha ay gobolka kaga suganyihin.

Waxaa waraystay Fadumo Deggan Daahir. Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com