Nabadoon Mursal: “600 oo askari oo gobolka u dhashay baa ka soo goostay Somaliland” (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Nabadoon Mursal: “600 oo askari oo gobolka u dhashay baa ka soo goostay Somaliland” (dhegayso)

Nabadoon Mursal Maxamuud Cabdi oo kamid ah Nabadoonada gobolka Sanaag kana mid ahaa odayaal dhaqameed maalmahan ku sugnaa gobolka ayaa waraysi uu hadda siiyey Radio Daljir waxa uu kaga warramay ciidamo kor u dhaafay 600 askari oo ka soo goostay Soomaaliland, kuna biiray ciidanka difaaca Puntland. Wariye Xasan Heykal ayuu u waramay Nabadoon Mursal.

Fadumo Dayib: “Shaqadaan looma oggola qof isirkiisa yahay Soomali” darteed baan shaqada UN uga tagay (dhegayso)
Jabuuti iyo DP World iyo Casharka Berbera iyo Bossaso
ABDIWELI ALI GAAS AND HIS BOMPOUS BUT ALREADY FLOUNDERING CANDIDACY ON THE GALKAYO CAMPAIGN TRAIL

Nabadoon Mursal Maxamuud Cabdi oo kamid ah Nabadoonada gobolka Sanaag kana mid ahaa odayaal dhaqameed maalmahan ku sugnaa gobolka ayaa waraysi uu hadda siiyey Radio Daljir waxa uu kaga warramay ciidamo kor u dhaafay 600 askari oo ka soo goostay Soomaaliland, kuna biiray ciidanka difaaca Puntland.

Wariye Xasan Heykal ayuu u waramay Nabadoon Mursal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: