Shacabka gobalka sanaag oo somaliland ugu baaqay inay joojiso faragalinta (Daawo)

HomeWararka

Shacabka gobalka sanaag oo somaliland ugu baaqay inay joojiso faragalinta (Daawo)

Cuqaasha iyo nabadoonada gobalka Sanaag gaar ahaan degaanka damala xagare ayaa ka codsaday maamulka somaliland inay joojiyaan faragalinta qaawan ee gobalka ku hayaan. Shir malmahan uga socday Beelaha daga degmadda Damala xagare ee gobalka sanaag ayaa waxay ka soo sareen warmurtiyeed. Hoos ka daawo qodobada warmurtiyeedkaas.

MAANHADAL: Arimaha Doorashada Aqalka Sare (dhegayso)
Maxaad ku xusuusataa 21-kii October oo ku beegan maanta oo kale? (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Cuqaasha iyo nabadoonada gobalka Sanaag gaar ahaan degaanka damala xagare ayaa ka codsaday maamulka somaliland inay joojiyaan faragalinta qaawan ee gobalka ku hayaan.

Shir malmahan uga socday Beelaha daga degmadda Damala xagare ee gobalka sanaag ayaa waxay ka soo sareen warmurtiyeed.

Hoos ka daawo qodobada warmurtiyeedkaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: