Maxaad ku xusuusataa 21-kii October oo ku beegan maanta oo kale? (dhegayso)

HomeWararka

Maxaad ku xusuusataa 21-kii October oo ku beegan maanta oo kale? (dhegayso)

Muddo 30 sano ah, maanta oo kale Somalia waxaa laga xusi jiray munaasabadda 21-ka October, oo dowladdii Maxamed Siyad Barre ay ugu yeeri jirtay Curas

Aabe Codsaday in Gabadhiisa oo Xanuunsan loogu qaado Cafimaad dibada ah (dhegayso/sawiro)
SAHRA ABSHIR “WAXAAN RAJAYNAYAA INAAN HADAFYADAYDA KA MIRA DHALIYO,” QALINJABINTA ADMAS GAROOWE.
Shir Magaalada Riyad Uga Furmaya Trump iyo Hogaamiyayaasha Wadamada Islaamka

Muddo 30 sano ah, maanta oo kale Somalia waxaa laga xusi jiray munaasabadda 21-ka October, oo dowladdii Maxamed Siyad Barre ay ugu yeeri jirtay Curashada Kacaanka Barakeysan.

hadaba maxaa lagu xasuutaa kacaankaasi oo uu katagay? Su’aalahaas iyo kuwo kale waxa ay Daljir hor dhigtay Maxamed Faarax Ciise Gaashaan Wasiir dowlihii hore ee maamul wanaaga Puntland.

wariye Xaawo Axmed ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: