Burtinle: kiilada Yaanyada waxa ay gaartay 45 kun ( dhegayso)

Burtinle: kiilada Yaanyada waxa ay gaartay 45 kun ( dhegayso)

Wariyaha Daljir ee degmada Burtinle ee gobolka Nugaar Cabdi Axmed Diiriye Farateeb oo maanta booqday suuqa Qudaarta ee degmada Burtinle ayaa ukuur galay sare ukaca ku yimid qiimaha qudaarta.

ganacsatada ayaa Daljir usheegtay in kiilada Yaanyada la kala siisanayo 45kun oo shilinka Soomaaliga ah, halka markii hore ay ka maraysay 25kun oo shilinka Soomaaliga ah.

Qudaarta ayaa kaiman jirtay koonfurta Soomaaliya oo ay kada’een roobabkii deyrta.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com