Aabe Codsaday in Gabadhiisa oo Xanuunsan loogu qaado Cafimaad dibada ah (dhegayso/sawiro)

Aabe Codsaday in Gabadhiisa oo Xanuunsan loogu qaado Cafimaad dibada ah (dhegayso/sawiro)

Aabe Soomaaliyeed oo ku nool Caabudwaaq ayaa codsadey in Caafimaad dibadda ah loogu qaado gabadhiisa oo uu haleelay Cudurka Kansarka.

Abaha ayaa shacabka somaliyeed ee dalka iyo dibada ka dalbaday in la caawiyo oo wixii loo awoodo loo sameeyo si cafimaad dhinaca dibada ah gabadhiisa lagu qaado.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq inooga soodiray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com