Category: Dowladda Deegaanka Soomaalida

1 22 23 24 25 26 37 288 / 439 POSTS
Warbixin UN OCHA & xaalka Itoobiya | OCHA: Ethiopia Humanitarian Access Situation Report

Warbixin UN OCHA & xaalka Itoobiya | OCHA: Ethiopia Humanitarian Access Situation Report

Warbixinta UN OCHA Itoobiya waxa ay ka warbixineysaa xaaladda bani-aadanimo, dhibaatooyinka ka taagan dalka Itoobiya iyo waliba caqabadaha hortaagan h [...]
Shacabka xaafadda 18aad ee Jigjiga oo jidadka dayactiranaya

Shacabka xaafadda 18aad ee Jigjiga oo jidadka dayactiranaya

Qaylodhaan joogto ah kabacdi oo aan dowladdu waxba ka qaban iyo jidadka xaafadda 18aad ee Jigjiga oo sii burburaya, waqti roobaadkana u rogmaday bohol [...]
Farriinta Barakacayaasha Tuli Guuleed & xaaladda nolol xumo ee ay ku suganyihiin (dhegayso)

Farriinta Barakacayaasha Tuli Guuleed & xaaladda nolol xumo ee ay ku suganyihiin (dhegayso)

Mustaf waa barakace ka soo barakacay Tuli Guuleed. Waxa uu kamidyahay boqollaal kun oo Soomaaliyeed oo dhulkoodii iyo beerahoodii ay maleeshiyaadka Or [...]
Wasiirka Haweenka Federaalka oo Jigjiga timid Qoloji se aan tegin

Wasiirka Haweenka Federaalka oo Jigjiga timid Qoloji se aan tegin

Maamulka Dowlod Deegaanka Soomaalida ayaa maanta garoonka diyaaradaha Jigjiga ee Garaad Wiilwaal ku soodhaweeyey wafdi ay horkacaysay Wasiirka Arrimah [...]
Madaxweyne Mustafe oo xadhigga ka jaray xarun iyo qalab lagu baadho COVID-19

Madaxweyne Mustafe oo xadhigga ka jaray xarun iyo qalab lagu baadho COVID-19

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) Mustafe Muxumed ayaa xadhiga ka jaray xarun iyo qalab cusub oo lagu baadhayo caabuqa COVID-19 [...]
Madaxweyne Mustafe Muxumed oo safar ku maraya Qabri Dahare

Madaxweyne Mustafe Muxumed oo safar ku maraya Qabri Dahare

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) Md. Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa safar ugu ambobaxay magaalada Qabri Dahare ee gobolka Q [...]
Shil Gaadhi oo ciidamada federaalku sababeen oo ka dhacay Jigjiga dhaawacna gaystay

Shil Gaadhi oo ciidamada federaalku sababeen oo ka dhacay Jigjiga dhaawacna gaystay

Gaadhi uu raashin buux dhaafshay ayaa ku gaddoomay Jigjiga gaar ahaan xaafadda 16aad, goobta loo yaqaan Jibriga. Shilka waxaa ku dhaawacmay illaa 6 qo [...]
Maamulka DDS oo shacabka ugu baaqay in ay guryahooda joogaan

Maamulka DDS oo shacabka ugu baaqay in ay guryahooda joogaan

Ayada oo ay sii kordhayaan welwelka COVID-19, ayaa maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) waxa ay maanta bulshada ku wargaliyeen in shacabku ay gu [...]
Jigjiga oo laga helay qofkii ugu horreeyey ee looga shakiyo COVID-19

Jigjiga oo laga helay qofkii ugu horreeyey ee looga shakiyo COVID-19

Caasimada Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee Jigjiga ayaa markii ugu horreysay laga helay qof dumar ah oo looga shakiyey cudurka Coronavirus kaddib [...]
Khilaaf ba’an iyo xiisad siyaasadeed oo ka dhex aloosan maamulka DDS

Khilaaf ba’an iyo xiisad siyaasadeed oo ka dhex aloosan maamulka DDS

Xiisad siyaasadeed oo sababtay kacdoon saraakiil iyo siyaasiyiin, markii danbena dhalisay xarig iyo ciidamada Liyuu Booliska oo heeggan sare la galiyo [...]
Suuqyada Jigjiga oo camiran iyo shacabka oo aan weli walaac ka qabin COVID-19

Suuqyada Jigjiga oo camiran iyo shacabka oo aan weli walaac ka qabin COVID-19

Ayada oo uu isa soo tarayo faafka iyo baqdinta cudurka COVID-19 ayaa amar ka soo baxay Dowladda Federaalka waxaa lagu fasaxay dhammaan iskoolada iyo j [...]
Dowlad Deegaanka oo biloowday tababar wacyigelinta COVID-19

Dowlad Deegaanka oo biloowday tababar wacyigelinta COVID-19

Ayada oo uu isa soo tarayo welwelka faafka uu cudurka Coronavirus-ku ku faafayo dalka Itoobiya, ayaa Xafiiska Caafimaadka Dowlada Deegaanka Soomaalida [...]
1 22 23 24 25 26 37 288 / 439 POSTS