Madaxweyne Mustafe oo xadhigga ka jaray xarun iyo qalab lagu baadho COVID-19

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxweyne Mustafe oo xadhigga ka jaray xarun iyo qalab lagu baadho COVID-19

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) Mustafe Muxumed ayaa xadhiga ka jaray xarun iyo qalab cusub oo lagu baadhayo caabuqa COVID-19

Shil Gaadhi oo ciidamada federaalku sababeen oo ka dhacay Jigjiga dhaawacna gaystay
Golaha Wasiirada DDS oo yeeshay shir qiimeynta iyo isla xisaabtanka
Jidadka Jigjiga oo caawa bandoow ah iyo xaalka deegaanka Tuliguuleed

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) Mustafe Muxumed ayaa xadhiga ka jaray xarun iyo qalab cusub oo lagu baadhayo caabuqa COVID-19 oo laga hirgaliyey magaalada Jigjiga.

Munaasabadda xadhigjarka ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin heer deegaanka oo ugu horeeyo Kuxigeenka Madaxweynaha DDS Aadan Faarax.

Madaxwayne Mustafe ayaa sheegay in dadaal badan kabacdi oo ay xukuumaddu gashay in lagu guulaystay keenista qalabkan oo isugu jira noocyada baadhitaanka, sida dhiigga, dheecaanka iyo dhammaan astaamaha u gaarka ah COVID-19.

 

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: