Category: Dowladda Deegaanka Soomaalida

1 24 25 26 27 28 37 312 / 439 POSTS
Ololaha Naadaafadda ‘ZERO WASTE TOLERANCE’ oo Jigjiga ka socda

Ololaha Naadaafadda ‘ZERO WASTE TOLERANCE’ oo Jigjiga ka socda

Waxaa todobaadkii saddexaad galay ololaha nadaafadda magaalada Jigjiga ee loogu magacdaray 'ZERO WASTE TOLERANCE' af Soomaali ahaana ah "Qashin yaan l [...]
Mustafe Cagjar oo booqanaya Gobolka Boran ee kililka Oromiya

Mustafe Cagjar oo booqanaya Gobolka Boran ee kililka Oromiya

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa weli ku jira safaro uu ku marayo gobolada deegaanka, siiba g [...]
Xafiiska Beeraha Tuli Guuleed oo ku hawlan kahortagga waraarada roobabka ka jeexma

Xafiiska Beeraha Tuli Guuleed oo ku hawlan kahortagga waraarada roobabka ka jeexma

Maamulka xafiiska beeraha degmada Tuli Guuleed ee gobolka FAAFAN iyo xubno ka kala socda todobada qabale (degmo) ee hoosyimaada santarka Tuli ayaa wax [...]
Liyuu Booliska Kilalka Canfarta oo weeraray Garbociise & Cadayti shacabna ku laayey

Liyuu Booliska Kilalka Canfarta oo weeraray Garbociise & Cadayti shacabna ku laayey

Ciidamada kilalka Cafarta ee loo yaqaan Liyuu Booliska ayaa maanta waxa ay weerar ku soo qaadeen tuulooyinka CADAYTI iyo GARBOCIISE ee xuduudka gobol [...]
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo safar ku maraya gobolada DAAWA & LIIBAAN

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo safar ku maraya gobolada DAAWA & LIIBAAN

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) Md. Mustafe Muxumed Cumar ayaa u ambobaxay gobolada DAAWA iyo LIIBAAN, waana safarkiisii u hor [...]
Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide oo Jigjiga lagu soodhaweeyey

Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide oo Jigjiga lagu soodhaweeyey

Waxaa maanta gegida diyaaradaha Jigjiga ee Garaad Wiilwaal lagu soodhaweeyey Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Axmed Shide iyo madaxa golaha dhe [...]
Afhayeenka ONLF: “Hadalada ‘dambiilayaasha ha la qabto’ waa kuwo abuuraya dib-u-dhac & dagaal sokeeye oo horleh”

Afhayeenka ONLF: “Hadalada ‘dambiilayaasha ha la qabto’ waa kuwo abuuraya dib-u-dhac & dagaal sokeeye oo horleh”

Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya (JWXO | ONLF) Cabdiqaadir Hirmooge (Caddaani) oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Jigjiga, xaafadda DUL [...]
Munaasabad lagu taageerayo xisbiga EPP ee haya talada Itoobiya oo ka qabsoontay Jigjiga

Munaasabad lagu taageerayo xisbiga EPP ee haya talada Itoobiya oo ka qabsoontay Jigjiga

Munaasabad casho sharafeed ah oo lagu taageerayo xisbiga EPP ayaa ka qabsoontay Guriga Martida ee Qaryaan Dhoodaan ee magaalada Jigjiga. Munaasabadda [...]
Madaxweynaha DDS oo socdaalo ku bixinaya degaano ka tirsan dhulka Somaalida (Sawiro)

Madaxweynaha DDS oo socdaalo ku bixinaya degaano ka tirsan dhulka Somaalida (Sawiro)

Madaxwaynaha DDS Mustafe Cagjar iyo wafdigii uu hogaaminayay oo booqasho maalin qaadatay ku tagay magaalada Hara,isago kulama la qaatay qaybaha kala d [...]
Tuli Guuleed oo Guddoomiye cusub loo magacaabay

Tuli Guuleed oo Guddoomiye cusub loo magacaabay

Guuleed Maxamed Ismaaciil oo hore u ahaa Hoggaanka Nabadgalyada deegaanka Tuli Guuleed ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Degmada Tuli Guuleed ee gobolk [...]
The mystery sickness bringing death and dismay to eastern Ethiopia

The mystery sickness bringing death and dismay to eastern Ethiopia

A natural gas well at one of the Hilal gas fields in Ethiopia’s Somali region. Photograph: Courtesy of Poly-GCL As villagers in Somali region fall [...]
Shir dib-u-dejinta barakacayaasha Dowlad Deegaanka oo ka qabsoomay Xafiiska Madaxweynaha

Shir dib-u-dejinta barakacayaasha Dowlad Deegaanka oo ka qabsoomay Xafiiska Madaxweynaha

Shir lagaga tashanayo sidii xal waara iyo dib-u-dejin loogu heli lahaa barakacayaasha ku sugan Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa ka qabsoomay Xaf [...]
1 24 25 26 27 28 37 312 / 439 POSTS