Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide oo Jigjiga lagu soodhaweeyey

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide oo Jigjiga lagu soodhaweeyey

Waxaa maanta gegida diyaaradaha Jigjiga ee Garaad Wiilwaal lagu soodhaweeyey Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Axmed Shide iyo madaxa golaha dhe

Itoobiya & Soomaalida Xilalka ay ka heshay Xukuumadda uu soo dhisay Abiy Axmed!! (Sawirro)
Munaasabad lagu taageerayo xisbiga EPP ee haya talada Itoobiya oo ka qabsoontay Jigjiga
Madaxweynaha DDS Cagjar muxuu salka ku hayaa socdaalkiisa Buhoodle? (Daawo)

Waxaa maanta gegida diyaaradaha Jigjiga ee Garaad Wiilwaal lagu soodhaweeyey Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Axmed Shide iyo madaxa golaha dhexe ee xisbiga PP, Bilalf Andualem.

Waftiga waxaa Jigjiga ku soodhaweeyey Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Md. Mustafe Muxumed Cumar iyo Golaha Wasiiradiisa.

Waftigan ayaa la qorsheynayaa in ay ka qaybgali doonaan xaflad lagu soo xidhayo shir tobodaadkan u socday xubnaha golaha dhexe ee Dowlad Deegaanka Soomaalida kana mid ah xisbiga PP ee uu madaxda u yahay RW Abiy Axmed.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: