Madaxweynaha DDS Cagjar muxuu salka ku hayaa socdaalkiisa Buhoodle? (Daawo)

Madaxweynaha DDS Cagjar muxuu salka ku hayaa socdaalkiisa Buhoodle? (Daawo)

Magaaladda Buhoodle ee Xarunta gobalka Cayn waxaa maanta gaaray Madaxweynaha dowlad degaanka somaalida Mustafe Muxumad Cagjar,isago socdaalkiisa uu ahaa mid uu kula kulmayo waxgaradka Buhoodle.

Khudbad ayuu ka jeediyeey Munaasabad soo dhaweyn ah oo lagu qabtay Magaaladdaas,isago ka hadlay Arrimo kala duwan oo xaalka dowlad degaanka ah.

Hoos kaga bogo.

https://youtu.be/ySLqrAIWo00

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com