Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka dastuurka oo gaaray Dhuusamareeb

HomeWararka

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka dastuurka oo gaaray Dhuusamareeb

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya ,Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee c

Bandhigga COVID-19 (Taxanaha 1aad)
Guddoomiyihii xisbiga UCID ee Sool oo xalay lagu dilay magaalada Laascaanood
Puntland & Shirkadda TISL oo heshiis ku kala saxiixday Dubia

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya ,Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug.

Wafdiga wasiirka oo ay qeyb ka yihiin Guddoomiyaha Guddiga dastuurka ee Baarlamanka Soomaaliya Senator; Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid), Siyaasiyiin iyo xubno kale ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo qaar ka mid ah maamulka.

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya iyo xubnaha ku wehliya socdaalkiisa ayaa lagu wadaa in ay wada hadallo ku aaddan dastuurka la qaataan madaxda ugu sarreeysa Galmudug.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: