Puntland & Shirkadda TISL oo heshiis ku kala saxiixday Dubia

shirkaan oo ka dhacay Dubai ee ay wada galeen Wasiirka Duulista, Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Ilyaas oo waheeliyo Cismaan Lugatoor Agaasimaha guud ee Wasaarada Cismaan Dheere oo goob-joogna ka ahaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland Maxamed Cabdirishiid iyo Masuuliyiin ka socday Shirkada TISL ee lagu wareejinayeey Garoonka Bosaaso ayaa si rasmi kula saxiixdeen sidii lagu wareejin lahaa Maamulka iyo shaqada garoonka Diyaaradaha, Taaso oo lagu sameeyn doono horumaarin garoonka iyo Balaarintiisa ayna bilaamin doonto bisha 1-aad ee sanadkaan.

Wasaarada Duulista Hawada Puntland ayaa fulisey mashruuc labaad ee lagu horumaarinayo Garoomada Puntland intii ay jirtey Dowladdu garwadeenka ka yahay Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni, taaso noqoneyso siyaasada dowladda ee ah horumaarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee Dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • imaratka lugoyo waxan ahayn ka shaqayn mayan wana ogan dontan

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com