Munaasabad lagu taageerayo xisbiga EPP ee haya talada Itoobiya oo ka qabsoontay Jigjiga

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Munaasabad lagu taageerayo xisbiga EPP ee haya talada Itoobiya oo ka qabsoontay Jigjiga

Munaasabad casho sharafeed ah oo lagu taageerayo xisbiga EPP ayaa ka qabsoontay Guriga Martida ee Qaryaan Dhoodaan ee magaalada Jigjiga. Munaasabadda

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo lagu eedeeyey cagajuglayn & cabsigalin xubnaha ururka ONLF (daawo)
Gobolka Liiban ee DDS oo ay ka biloowdeen kacdoono ka dhan ah Madaxweyne Mustafe Cagjar
ERER (SITTI, DDS) | Ceelka Biyo Kulule oo looga yimaado waddamo badan | La soco warbixinta Ceelkan iyo Taariikhdiisa (Sawirro)

Munaasabad casho sharafeed ah oo lagu taageerayo xisbiga EPP ayaa ka qabsoontay Guriga Martida ee Qaryaan Dhoodaan ee magaalada Jigjiga. Munaasabadda ayaa waxaa soo agaasimay hoggaanka maamulka Jigjiga, waxaana ka soo qaybgalay xubnaha sare ee maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) iyo xubnaha golaha dhexe ee xisbiga.

Munaasabadda ayaa qabsoontay kaddib markii uu soo dhamaaday tababar maalmahan u socday maamulka DDS, kuna saabsanaa sidii fahan buuxa looga qaadanlahaa xisbiga EPP iyo ololaha xisbiga.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: