Madaxweyne Mustafe Cagjar oo lagu eedeeyey cagajuglayn & cabsigalin xubnaha ururka ONLF (daawo)

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo lagu eedeeyey cagajuglayn & cabsigalin xubnaha ururka ONLF (daawo)

Maamulka DDS ayaa xabsiga dhigay xubno sare oo kamid ah ONLF ayna ku jiraan guddoomiyihii Qoraxey iyo kuxigeenkiisa. Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa lagu eedeeyay in uu bilaabay xarigga, cagajugleynta iyo cabsigalinta xubnaha ururka ONLF.

Xariga xubnahan ayaa yimid kadib markii ururka iyo taageerayaashiisa ay dibadbax ballaaran isugu soo baxeen magaalada Qabridahar, kaas oo lagu taageerayay heshiiskii Itoobiya iyo ururka ONLF oo dhacay labo sano ka hor Asmara.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com