Guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Sool ee Soomaliland oo Qarax logu xiray gaarigiisa ku geeriyooday

HomeWararka

Guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Sool ee Soomaliland oo Qarax logu xiray gaarigiisa ku geeriyooday

Wararka laga helayo Magaaladda laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow halkaasi uu ka dhacay qarax uu ku geeriyoodey

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Xulashada Daljir & Jaamac Cabdiraxmaan Faandhe, Daljir Garoowe (dhegayso)

Wararka laga helayo Magaaladda laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow halkaasi uu ka dhacay qarax uu ku geeriyoodey Guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Sool ee Soomaliland Xasan Sheekh.

Dad goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegayaan in Guddoomiyaha Gaarigigiisa qaraxa loogu xiray,isla markaana uu u geeriyoodey dhaawac culus oo kasoo gaarey qaraxaas.

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliland ayaa gaaray halka qaraxa uu ka dhacay,iyada oo dadka ku nool Magaalada laascaanood ay aad uga naxeen falkaan oo ah mid ku cusub Magaaladaas.

Wixii ku soo kordha daljir kala soco

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: