Munaasabad lagu taageerayo xisbiga EPP ee haya talada Itoobiya oo ka qabsoontay Jigjiga

Munaasabad lagu taageerayo xisbiga EPP ee haya talada Itoobiya oo ka qabsoontay Jigjiga

Munaasabad casho sharafeed ah oo lagu taageerayo xisbiga EPP ayaa ka qabsoontay Guriga Martida ee Qaryaan Dhoodaan ee magaalada Jigjiga. Munaasabadda ayaa waxaa soo agaasimay hoggaanka maamulka Jigjiga, waxaana ka soo qaybgalay xubnaha sare ee maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) iyo xubnaha golaha dhexe ee xisbiga.

Munaasabadda ayaa qabsoontay kaddib markii uu soo dhamaaday tababar maalmahan u socday maamulka DDS, kuna saabsanaa sidii fahan buuxa looga qaadanlahaa xisbiga EPP iyo ololaha xisbiga.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com