Tuli Guuleed oo Guddoomiye cusub loo magacaabay

Tuli Guuleed oo Guddoomiye cusub loo magacaabay

Guuleed Maxamed Ismaaciil oo hore u ahaa Hoggaanka Nabadgalyada deegaanka Tuli Guuleed ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Degmada Tuli Guuleed ee gobolka FAAFAN.

Magacaabista xilka Guddoomiyaha ayaa ka soo baxday Xafiiska Maamulka Gobolka FAAFAN ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS).

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com