Dowlad Deegaanka oo biloowday tababar wacyigelinta COVID-19

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Dowlad Deegaanka oo biloowday tababar wacyigelinta COVID-19

Ayada oo uu isa soo tarayo welwelka faafka uu cudurka Coronavirus-ku ku faafayo dalka Itoobiya, ayaa Xafiiska Caafimaadka Dowlada Deegaanka Soomaalida

TARIIKHDA FOG EE GOBOLKA DOOLLO SIIBA DEGMADA BOOKH &
Dagmada Erer ee Gobolka Sitti (DDS) (Sawirro)
RIYADII RUMOWDEY EE DEKADA GARACAD | WARDHEER ILLAA GALAADI EE GOBOLKA DOOLLO

Ayada oo uu isa soo tarayo welwelka faafka uu cudurka Coronavirus-ku ku faafayo dalka Itoobiya, ayaa Xafiiska Caafimaadka Dowlada Deegaanka Soomaalida (DDS) waxa uu bilaabay tababar loo qabanayo guddiyo laga soo kala xulay xafiisyada doorka muhiimka ku leh wacyigalinta cudurada faafa ee heer deegaan (kilil).

Guddiyadan oo tababar uga biloowday Jigjiga ayaa la filayaa in shacabka gobolada iyo degmooyinka DDS gaadhsiin doonaan wacyigalin ku saabsan kahortagga cudurka COVID-19 ee Coronavirus.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: