Dowlad Deegaanka oo biloowday tababar wacyigelinta COVID-19

Dowlad Deegaanka oo biloowday tababar wacyigelinta COVID-19

Ayada oo uu isa soo tarayo welwelka faafka uu cudurka Coronavirus-ku ku faafayo dalka Itoobiya, ayaa Xafiiska Caafimaadka Dowlada Deegaanka Soomaalida (DDS) waxa uu bilaabay tababar loo qabanayo guddiyo laga soo kala xulay xafiisyada doorka muhiimka ku leh wacyigalinta cudurada faafa ee heer deegaan (kilil).

Guddiyadan oo tababar uga biloowday Jigjiga ayaa la filayaa in shacabka gobolada iyo degmooyinka DDS gaadhsiin doonaan wacyigalin ku saabsan kahortagga cudurka COVID-19 ee Coronavirus.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com