Warbixin UN OCHA & xaalka Itoobiya | OCHA: Ethiopia Humanitarian Access Situation Report

HomeWararkaSomalia News & Reports in English

Warbixin UN OCHA & xaalka Itoobiya | OCHA: Ethiopia Humanitarian Access Situation Report

Warbixinta UN OCHA Itoobiya waxa ay ka warbixineysaa xaaladda bani-aadanimo, dhibaatooyinka ka taagan dalka Itoobiya iyo waliba caqabadaha hortaagan h

Daawo: Iyadoo maanta ay ku beegan tahayXuska Maalinta Caruurta Africa ayaa bulshada ku dhaqan jigjiga waxay ka hadleen dhibaatada uu leeyahay gudniinka fircoonigu
Dagmada Shabeelley oo ku Guulaysatay Tartankii Kooxaha Kubada Cagta
Gaari maamulka Canfarta oo Cundhufo lagu rasaaseeyey dhaawacna sababay

Warbixinta UN OCHA Itoobiya waxa ay ka warbixineysaa xaaladda bani-aadanimo, dhibaatooyinka ka taagan dalka Itoobiya iyo waliba caqabadaha hortaagan howlgalada hay’adaha samafalka.

Warbixinta oo faahfaahinaysa 235 dhacdooyin oo ka dhacay Itoobiya ayaa sheegtay in 58% caqabadahaas ay ka dhaceen gobolka Oromada.

Warbixinta ayaa bannaanka soo dhigtay xaaladda dalka Itoobiya maanta ka taagan iyo khataraha dul hoganaya dhammaan gobolada dalka.

Warbixinta dhanka Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) waxaa ka muuqata u xaglin qowmiyadaha aan Soomaali ahayn, meesha caqabadaha iyo barakaca baahsan ee Soomaalida aan lagu tixgalin warbixinta, ayada oo la soo bandhigay xogo hore, kuwa hadda taagana aan la carrabaabin.

Xaalka Itoobiya ee maanta ayaa u muuqda mid aan sahlaneyn, watana khatar mug leh oo lid ku ah xasiloonada Geeska Afrika, siiba tan Soomaliya. Haddii xaalka Itoobiya sii xuumaadana saameynta uga adag waxa ay ku yeelaneysaa Soomaaliya oo aan innaba lahayn awood maamul iyo mid kahortag oo ay ku xamisho malaayiin ka soo qaxa caqabadaha ka dhalan kara dagaalada jinsiyeysan ee dalka Itoobiya.

HALKAN RIIX oo kaga bogo warbixinta OCHA.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: