Category: Dowladda Deegaanka Soomaalida

1 21 22 23 24 25 37 276 / 439 POSTS
Jigjiga iyo bandow horleh

Jigjiga iyo bandow horleh

Xafiiska Nabadgaliyada ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa caawa amar ku bixiyey in magaalada Jigjiga bandhow aan hore loo shaacin lagu soo ro [...]
Meherado Awaare JARAR oo holcaya

Meherado Awaare JARAR oo holcaya

Waxaa caawa dab xooggan ka kacay qaybo kamid ah meheradaha ganacsiga ee degmada Awaare ee Gobolka Jarar. Dabka ayaa ku sii fidaya goob ay ka dhawda [...]
Dr. Bashiir Cabdillaahi oo loo magacaabay Madaxweynaha Jaamacadda Jigjiga (Jijiga University)

Dr. Bashiir Cabdillaahi oo loo magacaabay Madaxweynaha Jaamacadda Jigjiga (Jijiga University)

Bashiir Cabdillaahi oo loo magacaabay Madaxweynaha Jaamacadda Jigjiga ayaa muddo siddeed sannadood kahor Dawladda Deegaanka ka ahaan jiray Wasiirka Ma [...]
Maamulka & dhallinta Tuli Guuleed oo bilaabay wacyigelinta COVID-19

Maamulka & dhallinta Tuli Guuleed oo bilaabay wacyigelinta COVID-19

Maamulka Degmada Tuli Guuleed iyo hormuudka dhalinyarada oo iskaashanaya ayaa bilaabay in ay bulshada degmada iyo kuwa deegaanka ka wacyigaliyaan kuna [...]
Qorshaha daryeelka agoonta Tuli Guuleed oo tashi loogu jiro (sawirro)

Qorshaha daryeelka agoonta Tuli Guuleed oo tashi loogu jiro (sawirro)

Degmada Tuli Guuleed ee Gobolka Faafan ayaa labadii sannadood ee u dambaysay waxa ay ku sugnayd xaalado dagaal iyo weeraro joogto ah oo maleeshiyaadka [...]
Foosiya Xaaji Dayr oo loo magacaabay Afhayeenka Golaha Wakiilada DDS

Foosiya Xaaji Dayr oo loo magacaabay Afhayeenka Golaha Wakiilada DDS

Kusimaha Madaxwaynaha Dawladda Deegaanka Soomaalidda (DDS) Mustafe Muxumed Cumar ayaa Afhayeenka Golaha Baarlamaanka Dawladda Deegaanka Soomaalida (D [...]
Maxamed Cabdi Aadan Afhayeenkii Xildhibaanada DDS oo iscasily oo haddana Wasiir loo magacaabay

Maxamed Cabdi Aadan Afhayeenkii Xildhibaanada DDS oo iscasily oo haddana Wasiir loo magacaabay

Afhayeenkii Golaha Xildhibaanada Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) Maxamed Cabdi Aadan ayaa maanta iscasilay. Afhayeenka oo ah ragga aadka ugu d [...]
Jigjiga oo maanta bandow ah!

Jigjiga oo maanta bandow ah!

Magaalada Jigjiga ayaa maanta waxaa ka hirgalay bandow lagu soo rogay taxadar laga taxadarayo faafka cudurka COVID-19 darti. Ciidanka ammaanka ayaa [...]
Dhallinyarada Wajaale oo bulshada ka wacyigalinaya COVID-19

Dhallinyarada Wajaale oo bulshada ka wacyigalinaya COVID-19

Dhalinyarada ismaamulka magaalada WAJAALE ee Dawlada Deegaanka Soomaalida (DDS) oo kaashanaya maamulka degmada Wajaale ayaa si mutadawacnimo ah waxa a [...]
Xafiiska Warfaafinta DDS oo loo magacaabay Wasiir cusub

Xafiiska Warfaafinta DDS oo loo magacaabay Wasiir cusub

Xukuumada Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) oo maanta biloowday qorshe cusub oo ah isku shaandheyn Wasiirada DDS iyo magacaabista wasiiro cusub ayaa M [...]
Isku shaandheyn Wasiiro iyo Wasiirka Shaqaalaha & Kobcinta DDS oo la magacaabay

Isku shaandheyn Wasiiro iyo Wasiirka Shaqaalaha & Kobcinta DDS oo la magacaabay

Xukuumadda Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa bilowday qorshe cusub oo ah isku shaandhayn Wasiirada iyo magacaabista Wasiiro cusub. Cabdiqaadir [...]
Xafiiska Caafimaadka DDS oo qaybinaya gaadiidka gurmadda degdegga

Xafiiska Caafimaadka DDS oo qaybinaya gaadiidka gurmadda degdegga

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS), Md. Mustafe Muxumed Cumar, oo uu weheliyo Kuxigeenka Madaxweynaha Aadan Faarax ayaa maanta bo [...]
1 21 22 23 24 25 37 276 / 439 POSTS