Foosiya Xaaji Dayr oo loo magacaabay Afhayeenka Golaha Wakiilada DDS

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Foosiya Xaaji Dayr oo loo magacaabay Afhayeenka Golaha Wakiilada DDS

Kusimaha Madaxwaynaha Dawladda Deegaanka Soomaalidda (DDS) Mustafe Muxumed Cumar ayaa Afhayeenka Golaha Baarlamaanka Dawladda Deegaanka Soomaalida (D

JIGJIGA: Cabashada shacabka iyo Biyo la’aanta magaalada (daawo | dhegayso)
Maxaa sababay in shacabka Ayshica ay xidhaan jidka tareenka ee isku xidha Itoobiya & Jabuuti?
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo laamaha Amniga kala hadlay la dagaalanka Al-shabaab

Kusimaha Madaxwaynaha Dawladda Deegaanka Soomaalidda (DDS) Mustafe Muxumed Cumar
ayaa Afhayeenka Golaha Baarlamaanka Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) u magacaabay
Foosiya Xaaji Dayr.

Magacaabista Foosiya ayaa timid kaddib markii uu is casilay Maxamed Cabdi Aadan oo ahaa
Afhayeenkii Baarlamaanka Dawladda Deegaanka Soomaalidda (DDS).

Foosiya Xaaji Dayr ayaa hore waxay u ahayd Kuxigeenka Afhayeenkii Baarlamaanka ee iscasimalay.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: