Madaxweyne Mustafe Cagjar oo laamaha Amniga kala hadlay la dagaalanka Al-shabaab

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo laamaha Amniga kala hadlay la dagaalanka Al-shabaab

Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxummed Cumar ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta sare ee hay’adaha amniga Deegaanka, kaas oo looga ha

Dacwaddi loo haystay Madaxweynihii hore ee DDS oo la soo gabagabeyeey
ERER (SITTI, DDS) | Ceelka Biyo Kulule oo looga yimaado waddamo badan | La soco warbixinta Ceelkan iyo Taariikhdiisa (Sawirro)
Itoobiya oo Shaacisay Daraasad Wax looga Badalayo Dastuurka Dalka |

Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxummed Cumar ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta sare ee hay’adaha amniga Deegaanka, kaas oo looga hadlayay xaaladda amni ee guud ahaan degaanka.

Kulanka ayaa waxaa lagu gorfeeyay Afar qodob oo udub-dhexaad u ah Nabadgelyada Shacabka , kuwaasi oo kala ah:

Gorfaynta xaaladda guud ee dowlad degaanka Soomaalida.
Xoojinta iyo adkeynta Nabadgelyada gudaha dowlad degaanka.
ka-hortagga isku-dhacyada qabaa’ilka iyo xallintooda.
Sugidda amniga xudduudaha iyo la-dagaallanka ururrada loogu yeero argagixisada sida Al-Shabaab.
Kulankan oo ka mid ah kulamada joogtada ah oo ay wada yeeshaan gudiga nabadgelyada Deegaanka oo uu guddoomiye u yahay madaxweyne Mustafe Cumar.