Jigjiga iyo bandow horleh

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Jigjiga iyo bandow horleh

Xafiiska Nabadgaliyada ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa caawa amar ku bixiyey in magaalada Jigjiga bandhow aan hore loo shaacin lagu soo ro

Madaxweynaha DDS oo socdaalo ku bixinaya degaano ka tirsan dhulka Somaalida (Sawiro)
Dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)
Oramada oo soo weerartay Tuliguuleed iyo milateriga oo dhaawacay Guddoomiyihii Degmada

Xafiiska Nabadgaliyada ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa caawa amar ku bixiyey in magaalada Jigjiga bandhow aan hore loo shaacin lagu soo rogo.

Qaar shacabka magaalada Jigjiga oo aan xiriiro kala duwan la sameynay ayaa noo sheegay in aan hore loo soo wargalinin in bandhow lagu soo rogi doono magaalada, sidaas darteedna ay caawa soo foodsaartay khasaare dhanka hoteelada iyo makhaayadaha cuntada oo dhammaantood albaabada loo laabay.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: