Meherado Awaare JARAR oo holcaya

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Meherado Awaare JARAR oo holcaya

Waxaa caawa dab xooggan ka kacay qaybo kamid ah meheradaha ganacsiga ee degmada Awaare ee Gobolka Jarar. Dabka ayaa ku sii fidaya goob ay ka dhawda

Damaca Itoobiya ee Dekadda Saylac?
Qaban qaabada shirweyne u dhaxeeya Qoomiyada oromada iyo Somaalida DDSI oo socota
Oramada oo soo weerartay Tuliguuleed iyo milateriga oo dhaawacay Guddoomiyihii Degmada

Waxaa caawa dab xooggan ka kacay qaybo kamid ah meheradaha ganacsiga ee degmada Awaare ee Gobolka Jarar.

Dabka ayaa ku sii fidaya goob ay ka dhawdahay kaalin shidaal.

Lama oga waxa sababay dabka kacay.

Shacabka ka agdhow dabka oo aan la xiriirnay ayaa noo sheegay in illaa iyo hadda wax gurmad ah ama dabdamis ahi aysan soo gaadhin.

 

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: