Dr. Bashiir Cabdillaahi oo loo magacaabay Madaxweynaha Jaamacadda Jigjiga (Jijiga University)

Dr. Bashiir Cabdillaahi oo loo magacaabay Madaxweynaha Jaamacadda Jigjiga (Jijiga University)

Bashiir Cabdillaahi oo loo magacaabay Madaxweynaha Jaamacadda Jigjiga ayaa muddo siddeed sannadood kahor Dawladda Deegaanka ka ahaan jiray Wasiirka Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS).

Wasaaradda Tacliinta iyo Waxbarashada Dawladda Fedaraalka Itoobiya ayaa xaqiijisay aqoontiisa, guddoonsiisayna shahaadada xaqiijinta aqoonta.

Bashiir Cabdilaahi waxa uu ka soo jeedaa gobolka JARAR ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS).

 

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com