Qorshaha daryeelka agoonta Tuli Guuleed oo tashi loogu jiro (sawirro)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Qorshaha daryeelka agoonta Tuli Guuleed oo tashi loogu jiro (sawirro)

Degmada Tuli Guuleed ee Gobolka Faafan ayaa labadii sannadood ee u dambaysay waxa ay ku sugnayd xaalado dagaal iyo weeraro joogto ah oo maleeshiyaadka

Kiiskii ugu horeeyey ee Coronavirus oo laga helay DDS
Liyuu Booliska oo gacanta ku dhigay bastoolado laga keenay Somaliland
Dakharada gumeystaha iyo gumeysi-kalkaaliyaha maanta oo Soomaali ah

Degmada Tuli Guuleed ee Gobolka Faafan ayaa labadii sannadood ee u dambaysay waxa ay ku sugnayd xaalado dagaal iyo weeraro joogto ah oo maleeshiyaadka Oromadu ku hayaan deegaanka Tuli Guuleed iyo badanaa deegaanada Soomaalida.

Colaadahaas waxaa ku agoomoobay carruur tiraduudu kor u dhaaftay laba kun.

Si loo maareeyo nolol-maalmeedka agoonta Tuli Guuleed ayaa odayaasha, waxgaradka iyo ganacsatada ka soojeeda degmada Tuli Guuleed ee ku kala sugan Puntland iyo daafaha dunida waxa ay iska kaashanayaan  qorshe carruurtaas loogu helo  xuquldaruurigooda, siiba waqtiga Ramadaanka.

Caruurtan agoonta ayaa ku kala sugan tuulooyin hoostaga Tuli Guuleed oo ay kamidyihiin Gabogabo iyo Hoosaale.

agoonta-tuliguuleed  

 

 

 

 

 

 

 

 

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Ahmed jibril Mahamud 4 years ago

    Runtii waa arin aan aad u bogadinayo Arintaso kalena
    Waaa mid mudan mar walba inaa
    La garb istago agoontas

    Iyo waxa yabaha kale ee jira
    Han la wado aan leyahay manta han ogan inaan dadken iyo dalkenaba inaga uun umaqanahay wn mahadsantahiin sida quruxta badan ee aad calamka ula wadagaysan

DISQUS: