Dhallinyarada Wajaale oo bulshada ka wacyigalinaya COVID-19

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Dhallinyarada Wajaale oo bulshada ka wacyigalinaya COVID-19

Dhalinyarada ismaamulka magaalada WAJAALE ee Dawlada Deegaanka Soomaalida (DDS) oo kaashanaya maamulka degmada Wajaale ayaa si mutadawacnimo ah waxa ay u bilaabeen wacyigalinta bulshada ee cudurka COVID-19. Itoobiya ayaa illaa hadda laga diiwaangaliyey tiro dhan 106 qof oo qaba COVID-19, halka 3 qof la diiwaangaliyey in ay u dhinteen. Diiwaanka wararka Radio Daljir Jigjiga

Madaxweynaha DDS oo qaabilay Madaxweyne laftagareen
Qabridahar oo ka muddaharaaday masaajidada lagu gubay kilalka Amxaarada
Shirar lagu nabadeynayo colaadda Soomaalida iyo Oromada oo lagu soo gabagabeeyey Tuli Guuleed (daawo)

Dhalinyarada ismaamulka magaalada WAJAALE ee Dawlada Deegaanka Soomaalida (DDS) oo kaashanaya maamulka degmada Wajaale ayaa si mutadawacnimo ah waxa ay u bilaabeen wacyigalinta bulshada ee cudurka COVID-19.

Itoobiya ayaa illaa hadda laga diiwaangaliyey tiro dhan 106 qof oo qaba COVID-19, halka 3 qof la diiwaangaliyey in ay u dhinteen.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: